Sunday, September 24th, 2017

Maxaad Jeclaan lahayd in aad ka ogaato Kulanka Manchester United v Everton?

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

(17-9-2017) Waxaa kulan aad u xiiso badan isaga Hor imaan doona kooxaha Manchester United iyo Everton iyada oo Cayaartaan uu Xiiso badan u sii yeelayo Weeraryaahnka dalka England ee wayne Rooneey kaas oo ku soo laaban doona Garoonka kooxdiisii hore isaga Cadaw ku ah sidoo kale Romelu Lukaku,ayaa ka hor imaan dooma Naadiga Everton oo Xiligaan un ay ka soo iibsatay Manchester United,

Kulankaan ayaa lagu dheeli doonaan  Old Trafford.

Saacada uu bilaaban doono Geeska Africa waa 6-00 maqribkii.

Garsoraha qaban doona waa Andre Marriner.

Safka Macquulka ah ee ay labada kooxood Garoonka ku soo geli doonaan?

Manchester Utd

Kursiga keydka Pereira, Romero, Tuanzebe, Lindelof, Smalling, Lingard, McTominay, Carrick, Mitchell, Darmian, Herrera, Shaw, Young, Mata, Wilson

dhaawac kaga maqan Pogba (hamstring, Oct), Ibrahimovic, Rojo (both knee, Dec)

Ganaax majiro

Form WWWD

Discipline Y4 R0

Leading scorer Lukaku 4

Everton

Subs from Stekelenburg, Robles, Mirallas, Martina, Davies, Lennon, Lookman, Kenny, Calvert-Lewin, Klaassen, Besic, Vlasic

Doubtful None

Injured Barkley (hamstring), Bolasie (knee), Coleman, (leg, all Dec), Funes Mori (knee, Mar), McCarthy (hamstring, unknown)

Suspended None

Form WDLL

Discipline Y8 R1

Leading scorer Rooney 2

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.