Monday, September 25th, 2017

Zlatan Ibrahimovic Goormee ayuu ku soo laaban doonaa Garoomada?

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

(16-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Zlatan Ibrahimovic oo ka soo kabanaya dhaawac daran oo qaliin looga Sameeyey ayaa lasheegayaa in uu kujiro diyaar garoowgii uu Garoomada ugu soo laaban lahaa isaga oo qaata Tababar adag.

Zlatan Ibrahimovic oo dhawaan 1 Sano oo heshiis ah lagalay Manchester United ayaa lasheegayaa in uu Horaanta bisha November. ku soo laaban doono Garoomada isla Markaana uu u Cayaari doono kooxdiisa kulankiisa koowaad ee Xiligaan.

Xiddigaan ayaa sheegay in uu ka fiicnaan doono Xiligii la soo dhaafay isla Markaana uu ka Caawin doono kooxdiisa ku Guuleysiga koobabka muhiimka ah ee ay dheelayaan Xiligaan Waxaana uu daawan doonaa kulanka Axada ay lacayaari doonaan Everton isaga oo sidoo kale amaanay Macalinkiisa Jose Mourinho oo uu sheegay in uu yahay Macalinka ugu fiican Caalamka oo dhan.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Paul Pogba oo lacadeeyey in uu u baahanyahay in qaliin lagu sameeyo

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badib markii ay soo ...

Real Madrid oo heshiis lagaartay Cayaaryahan kale oo cusub+Sawiro

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo Todobaadkaan mashquul ku ahayd Cayaratoy u Saxiixayey heshiisyo cusub ayaa Axadii ...

Magacyada iyo Sawirada 10 ka Cayaaryahan Premier League ee ugu Taageeraha badan barta Instagram?

(25-9-2017) Cayaartoyda Kubada cagta Caalamku sida dadka kale ee dunida ayey isticmaalaan baraha ka du duwan ee bulshada ...

Manchester United oo diyaar u ah in ay £155 kala soo baxdo Weeraryahankii ay ku lamaanin lahaayeen Romelu Lukaku

(25-9-2017) Kooxda kubada cagta Manchester United ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay diyaar u yihiin in ay ...

Atletico Madrid oo shaacisay Nambarka uu Xiran doono Diego Costa?

(25-9-2017) Kooxda kubada Cagta Atletico Madrid ayaa shaaca ka qaaday Nambarka uu Naadigaas u xiran doono Weeraryahanka dhawaan ...

Zinedine Zidane oo Xiligaan isticmaalay 21 Cayaaryahan oo kala duwan

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane oo Xiligaan uu u yahay mid aan qurux badnayd ilaa ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn leh ee Xiratay Nambarka loo yaqaan Nasiib laawaha Kubada cagta?

(24-9-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee ah kuwa ugu Magaca weyn kubada ...

Mushaarka rasmiga ah ee uu Sanadkii qaato Neymar oo lashaaciyey?

(24-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu qaato Mushaar aad uga badan kii ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.