Sunday, September 24th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Goolasha Manchester United kulankii Everton

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

(17-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa dhulka ku jiidey dhigeeda Everton oo ay ku qaabileen Garoonkooda iyaga oo Ku garaacay 4-0 Waxaana kulankaan uu ahaa kulankii isku soo laabshada waayo waxaa dib isku arkayey Cayaartoy labada Naadi ku kala biirey Xiligaan.

Manchester United ayaa Goolasha intooda badan waxa ay dhaliyeen dhamaadkii Cayaarta taas oo ah Caado cusub oo kulamadii laso dhaafay ay Samayneysey Naadiga uu Hogaamiyo Jose Mourinho ee Manchester United.

Wayne Rooneey oo 14 Sano kadib ku soo laabtay Old Trafford.isaga oo ka soo horjeeda Naadiga Man United ayaa Garoonka kabaxay isaga oo aan Gool ka dhalin Kooxdiisii hore balse Weeraryahanka badalkiisa ay u soo qaadatay United ee Romelu Lukaku ayaa Gool ka dhaliyey Kooxdiisii hore ee Everton siweyn ayuuna ugu dabaal degay mana muujin in uu xushmad u hayo Taageerayaasha Naadigiisii hore.

MAN UTD (4-3-3): de Gea 7, Valencia 7, Bailly 6.5, Jones 7, Young 6.5, Fellaini 6.5, Matic 8, Mata 6.5 (Herrera 77), Mkhitaryan 7 (Martial 88), Rashford 6 (Lingard 60), Lukaku 7.5

SUBS NOT USED: Smalling, Carrick, Romero, Darmian

BOOKED: Bailly

MANAGER: Jose Mourinho 7

GOALS: Valencia 4, Mkhitaryan 83, Lukaku 89, Martial (pen 92) 

EVERTON (3-4-3): Pickford 5.5, Keane 5, Jagielka 6.5, Williams 5.5, Martina 6, Schneiderlin 6, Gueye 5 (Calvert-Lewin 76), Baines 5.5, Davies 5 (Sandro 66), Sigurdsson 5, Rooney 6.5 (Mirallas 81)

SUBS NOT USED: Klaassen, Besic, Stekelenburg, Holgate

BOOKED: Williams

MANAGER: Ronald Koeman 5

REFEREE: Andre Marriner

 

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Kenya oo laga xayuubiyey Xuquuqdii marti gelinta koobka African Nations Championship (CHAN) 2018 Sabab?

(24-9-2017) Shir ay isugu yimaadeen Gudiga fulinta Xiriirka kubada Cagta Africa ee Caf ayaa lagu Go aamiyey dalka ...

AC Milan oo shaacisay Cayaartoyda u diyaarka ah kulanka Sampdoria iyo shax cusub oo uu dheeli doono Vincenzo Montella

(24-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan Vincenzo Montella ayaa soo bandhigay Cayaartoyda Naadigaas ee u diyaarka ah kulanka ...

Waa Maxay Nasiib darada kaga habsatay Gool dhalintii Cristiano Ronaldo?

(24-9-2017) Xiddiga Naadiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shalay Xanaaq iyo madax xanuun kala baxay Garoonka kadib markii ...

Kadib Sadexleydii Alvaro Morata Chelsea oo qarka u saaran in ay jabiso Record u yaalay Arsenal?

(24-9-2017) kadib Guushii weyneyd ee ay Gaartay Chelsea kulankii Stoke City iyo Sadexleydii uu dhaliyey Alvaro Morata kooxda ...

Daawo Goos Gooska iyo sawirada bandhigii Paulo Dybala iyo Guushii Bianconeri

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Derby della Mole ee ay ladheeleen Naadiga ...

Romelu Lukaku kaligii oo aan ku soo laaban Magaalada Manchester welina baaqi ku ah Southampton Sabab?

(24-9-2017) Kadib Guushii ay ka gaareen kulankii ay lacayaareen Sabtigii kooxda Southampton .Cayaartoyda Manchester United ayaa ku soo laabtay Magaaladooda ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Man United oo Guul Rafaad ah ka gaartay Southampton

(23-9-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka Gaartay kulankii Xiisaha lahaa ee ay banaanka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.