Friday, September 22nd, 2017

Kumuu ahaa Xiddigii loo Magacaabay Man of the match kulankii Chelsea iyo Arsenal

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

(17-9-2017) kadib markii la dheeley kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ee ku dhamaaday bareejo 0-0 ah ayaa waxaa lasoo Saaray Cayaaryahankii loo aqoonsaday in uu ahaa kii ugu fiicnaa Garoonka dhamaan Cayaartoydii dheeshey.

Cayaaryahanka daafaca uga Cayaara Naadiga Arsenal ee lagu Magacaabo Shkodran Mustafi ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa Man of the match kulankii kooxdiisu la Cayaartay Chelsea ee ay ku kala bexeen bareejada 0-0 ta ah.

Goolhayaha Naadiga Arsenal Petr Cech ayaa Noqday Goolhayihii koowaad ee aan Gool looga dhalin Stamford Bridge Tan iyo Markii Chelsea uu lawareegay Macalin Antonio Conte taas oo aad loogu amaanay Kubado badan oo uu bad baadiyey intii ay Socotey Cayaartii labada kooxood.

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Daawo Sawirada Macalinka iyo Xiddigaha Man United oo diyaard qaas ahi u raacay Southampton

(23-9-2017) Macalinka Manchester United ku xigeenadiisa iyo Cayaartoyda Naadigaas ayaa diyaard qaas ah u raacay kulanka xiisaha badan ...

Wargeyska L’Équipe oo Marco Asensio u aqoonsaday Xiddiga ugu fiican Caalamka kuwa 21 ka Sano ka hooseeya

(23-9-2017) Wargeyska L'Équipe ee ka soo baxa dalka France ayaa abaal marin Gudoonsiiyey Cayaaryahanka Xulka Spain iyo Real ...

Liverpool iyo Man Utd oo ku dagaalamaya New Mbappe?

(23-9-2017) Kooxaha Horyaalka dalka England ee kala ah Liverpool iyo Manchester United ayaa isku haysta sida lacadeeyey Cayaaryahan ...

Daawo Sawirada Boqolaal Taageerayaasha Atletico Madrid ah oo sida geesiga u soo dhaweeyey Diego Costa

(22-9-2017) Boqolaal ka mid ah Taageerayaasha kooxda Atletico Madrid ayaa si diiran u soo dhaweeyey Weeraryahanka dalka Spain ...

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday ...

Magacyada iyo Sawirada 7 Cayaaryahan oo Barcelona ku soo qaadan karto heshiiska Xorta ah si ay ugu badashaan Dembele,

(22-9-2017) Kadib dhaawicii soo gaaray Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Ousmane Dembele kaas oo lasheegay in uu dhaawac dheer ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya liiska Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka Spain

(22-9-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa Hogaanka u haya Cayaartoyda ugu awooda badan Xiligaan Horyaalka ...

Alvaro Morata oo Fariin qoraaleed u qoray Xiddig Real Madrid ah muxuu u sheegey?

(22-9-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Alvaro Morata ayaa lacadeeyey in uu fariin qoraaleed u qoray mid ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.