Tuesday, September 19th, 2017

Paul Pogba oo 12 Todobaad Garoomada ka maqnaan doona

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

(17-9-2017) Cayaaryahanaka kooxda kubada Cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa lasheegayaa in uu Garoomada ka maqnaan doono mudo 12 bilood ah kadib markii la ogaadey in uusan ku soo laaban karayn mudada lasheegay.

Paul Pogba ayaa horay loo sheegay in uu Garoomada ka maqnaan doono mudo 4 Todobaad ah balse hada waxaa la leeyahay waxa uu maqnaan doonaan 12 Todobaad waxaana sidaa cadeeyey dhaqtarka qaaska ah ee Naadiga Manchester United.

Macalinka Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in ,Maqnaasha Xiddigaan ay dhibaato ku tahay kooxdiisa isaga oo ku tilmaamay Paul Pogba in uu yahay kan ugu fiican khadkiisa dhexe uusan ka maarmi karayn.

MANCHESTER, ENGLAND – SEPTEMBER 12: Paul Pogba of Manchester United goes down injured during the UEFA Champions League Group A match between Manchester United and FC Basel at Old Trafford on September 12, 2017 in Manchester, United Kingdom. (Photo by Shaun Botterill/Getty Images)

99 koronto100

WARARKII UGU DANBEEYAY EE CAYAARAHA

Arsene Wenger iyo Alex Ferguson oo caawa kulan Cayaareed markale isaga hor imaan doona Sabab?

(20-9-2017) Dunida kubada cagta Caalamka ayaa markale dib u Xasuusan doonta Caawa marka ay maqlaan Magacyada Macalimiintii mudada ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Barcelona iyo 4 Gool oo uu dhaliyey Lionel Messi

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii Horyaalka Spain ee ay xalay ladheeleen ...

Cayaaryahan ay lahayd Juventus oo ku Geeriyoodey dalka Maraykanka?

(20-9-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaacisay Geerida mid ka mid ah Cayaartoydeeda oo ku ...

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo ...

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu ...

Marcel Desailly oo lagu Casuumay Finalkii Tartanka K/Cagta Djibouti Cup lana kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele+Sawiro

(20-9-2017) Kooxda ciiddamada gendermarie ee dalka Jabuuti ayaa ku guulaystay tartanka kubada cagta ee lo yaqaan Djibouti Cup ...

Mustaqbalka Edinson Cavani ee PSG oo mugdi galay kadib markii Neymar dalbaday in laga diro kooxda

(19-9-2017) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay dalka France ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka Braziil ee Neymar uu ...

Danny Welbeck oo lashaaciyey mudo uu Garoomada dhaawac uga maqnaan doono?

(19-9-2017) Kooxda kubada Cagta Arsenal ee dalka England ayaa shaacisay dhaawac soo gaaray Weeraryahankeeda Danny Welbeck kaas oo ka ...
.

Halkaan Ka Daawo Ciyaaraha Dalka

.