Saturday, November 18th, 2017

Sheekooyinkii Xiisaha lahaa ee laga diiwaan geliyey kulankii Chelsea iyo Arsenal?

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(17-9-2017) Kadib kulankii xiisaha badnaa ee dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa waxaa lasoo saaray sheekooyinkii ugu xiisaha badnaa ee laga qoray Kulankaas oo ku dhamaaday bareejo 0-0 ah.

Hadaba Maxay ahaayeen sheekooyinka Xiisaha badan ee kulankaas laga qoray?

1 Chelsea ayaa ku Guuldaraysatay Markii koowaad in ay Gool ku dhalin waayaan Garoonkeeda 27 Cayaarood kadib oo uu Macalin u yahay Antonio Conte.

2 Chelsea oo Stamford Bridge Gool ku dhalin weysa waxaa ugu danbeysey 2016 Xiligaas oo ay ladheeleen kooxda Manchester City Xiligaas waxaa Macalin u ahaa Guus Hiddink 29 Cayaarood ayaana lajoogaa.

3 Waa Markii koowaad ee ay Stamford Bridge 0-0 ku galaan kooxaha Chelsea iyo Arsenal tan iyo 2005 tii waana Markii koowaad ee Chelsea Gool ka dhalin weyso Arsenal oo Garoonkeeda joogta wixii kadanbeeyey Cayaartii 2005.

4 Arsenal ayaa Markii 8 aad Gool ku dhalin weysey Garoonka Chelsea 14 Cayaarood ee ugu danbeeyey ee ay ku Cayaaraan,

5 Chelsea ayaa 3 Roose qaadatay 5 tii Cayaarood ee ugu danbeeyey Horyaalka Premier League sidoo kale waxay qaateen Roosihii 73 aad Tan iyo 1992 dii.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...

FT: Leicester City 0-2 Manchester City

(18-11-2017) Gooool Kevin de Bruyne  Gabriel Jesus Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leicester: Schmeichel, Simpson, Morgan, ...

Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee in kabadan shan boqol Gool u dhalisay kooxaha ay u Cayaareen

(18-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 6 da Cayaaryahan ee dhalisay shan boqol oo Gool ...

FT: Arsenal 2-0 Tottenham+Sawiro

(18-11-2017) Gooool Alexis Sanchez (Mustafi) Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Arsenal: Cech, Koscielny, Mustafi, Monreal, Bellerin, Ramsey, Xhaka, Kolasinac, ...

Heegan oo ku guuleysatay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18

(18-11-2017) Kooxda kubadda koleyga ee Heegan ayaa hanatay horyaalka heerka koowaad ee kubadda koleyga kadib markii ay ka ...

Gianluigi Donnarumma” Qoyskeygu wuxuu Taageeraa kooxda Napoli

(18-11-2017) Goolahayaha kooxda kubada Cagta AC Milan Gianluigi Donnarumma ayaa shaaca ka qaaday in qoyskiisu Taageeraan Naadiga Napoli kooxdaas ...

Hulk oo kusoo fool leh Premier League iyo Arsenal oo ku horeyso(18-11-2017)

(18-11-2017)Weeraryahanka reer Brazil Hulk ayaa sheegay in uu jecelyahay ka ciyaarista horyaalka Premier league inkasta oo aan la ...

Emra Can oo bilaabay in uu kasoo hor jeesto qorshe uu heshiiis cusub looga saxiixi lahaa

(18-11-2017)Kooxda Juventus madaxeeda dhinaca ciyaaraha Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Bianconeri ay sameysay dalab xooggan oo ay gaarsiisay ...

Joel Matip oo mashaqada kusii huriyay kooxda Liverpool dhaawac ayaa soo gaaray

(18-11-2017)Kooxda Liverpool ayay dhirbaaxo xun ku dhacday saacado ka hor kulanka ay maanta ku soo dhawayn doonaan garoonka ...

Waxa dhex maray Jose Mourinho iyo Gareth Bale oo la ogaaday

(18-11-2017)Tababaraha ree Portugal ee kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wali u muuqda mid diidan heshiiska uu ku ...

Cristiano Ronaldo Oo Magacaabay Qofka Sababta U Ah Dhibaatada Haysata

(18-11-2017) Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo ay haysato abaar goolal la’aan ah ayaa ka hadlay halka ...

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...