Tuesday, December 12th, 2017

Daawo Sawirad Tababarka Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo oo uu u dhamaaday ganaaxii

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(19-9-2017) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa samaysey diyaar garoow adag iyaga oo doonaya in ay ka guuleystaan kulanka ay habeen danbe la dheeli doonaan kooxda Real Betis.

Weeraryahanka Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku soo laabtay kooxdiisa kadib markii uu u dhamaaday Ganaaxii shanta kulan ahaa ee lasaaray markii uu Calaamada Casaanka ah qaatay Cayaartii lugta koowaad ee koobka Super Cupka Spain ee ay Barcelona la cayaareen.

Macalinka Real Madrid Zinedine Zidane oo shir Jaraa id qabtay ayaa cadeeyey sida uu ugu faraxsanyahay soo laabashada Xiddiga dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo kaas oo laga dareemay maqnaashihiisa Naadigiisa Gaar ahaan kulamadii ay dheeleen Horyaalka dalka Spain.

THE FIVE MATCHES RONALDO MISSED

Aug 16 – vs Barcelona (H) – Spanish Super Cup second leg Won 2-0

Aug 20 – vs Deportivo (A) Won 3-0

Aug 27 – vs Valencia (H) Drew 2-2

Sept 9 – vs Levante (H) Drew 1-1

Sept 17 – vs Real Sociedad (A) Won 3-1

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee caawa Tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(12-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Khilaaf soo kala dhex galay Antonio Conte iyo Alvaro Morata iyo tababarkii ugu dambeeyay ay isugu diyaarinayaan kulanka Huddersfield+SAWIRRO

(12-12-2017) Antoni Conte ayaa safkiisa caawa ee wajahaya Huddersfield ka reebay dhaliyihiisa ugu sarreeya ee Alvaro Morata oo uu ...

Tartanka maamul goboleedyada oo kulan adag galabta dhici doona Puntland oo wajii doonta Hirshabelle

(12-12-2017) Maamul Goboleedyada Puntland iyo Hirshabeele ayaa kulan xiiso badan kuwada yeelan doona Garoonka Banaadir Stadium, kaa uu qeyb ...

Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC+Sawiro

(12-12-2017) Kadib codeyn aan cadi ahayn, xiddiga Liverpool iyo Xulka Masar Mohamed Salah ayaa ku guuleystay laacib sanadka ...

Maxaa kajira in qolka labiska Garoonka Old Trafford uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Cayaartoyda labada Manchester+Sawiro

(11-12-2017) Kadib markii ay dhamaatay Cayaartii darbiga ahayd ee u dhaxaysey labada kooxood ee kawada dhisan Magaalada Manchester ...

Wixii Ku Cusbaa, Wakhtiga La Ciyaari Doono, Dalalka Kooxuhu Kasoo Jeedaan Iyo Isku-aadka Champions League

(11-12-2017) Isku aadka marxaladda isreeb-reebka ee Champions League ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Nyon, halkaas oo ay kooxuhu iskugu ...

Madaxda Galmudug oo iyaga oo Cadaado jooga daawanayey kulankii Naadigooda. Guuldarana lakulmay

(11-12-2017) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed ducaale Geele iyo ku xigeenadiisa ayaa daawanayey kulankii Guuldarada Xanuunka badan ay ...

FT: Banaadir 3-0 Galmudug

(11-12-2017) Gooool C.majiid Waxaa socda kulan katirsan koobka Ismaamul Goboleedyada kaas oo u dhexeeya Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Europa League oo lasameeyey

(11-12-2017) Waxaa Goordhow lasameeyey isku Aadka koobka UEFA Europa League.Waxaana loo sameeyey 32 kooxood oo qaarada yurub iyada oo ...

UEFA oo shaacisay 14-kii Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsanaa 2017

(11-12-2017) Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa soo saaray 14-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa qaaradda Yurub sannadka 2017. UEFA ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Champions League oo lasameeyey iyo kooxo waa weyn oo isku dhacay

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

LIVE: Isku Aadka koobka Champions League halkaan kala soco

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

Wax walba oo aad ugu baahantahay isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo+SAWIRRO

(11-12-2017) Taageereyaasha kubada cagta yurub iyo kuwa caalamiga ayaa sugaya inay daawadaan sameynta wareega 16ka Champions League-ga, waxaana lagu ...

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...