Thursday, October 19th, 2017

Jose Mourinho oo ku dhawaaqay Xiddiga ugu qoran Rigoore dhalinta Waa kuma?

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(20-9-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday Cayaaryahanka ugu qoran in uu dhaliyo Rigoore kasta oo ay hesho kooxdiisa iyo Sababtii uu ugu diidey Romelu Lukaku Rigooradii Everton.

Jose Mourinho ayaa cadeeyey in Xiddiga dalka Spain ee Juan Mata uu yahay kan dhalin doona Rigoore kasta oo ay hesho Manchester United isaga oo ku tilmaamay in uu yahay kan ugu wanaagsan ee Rigoore lagu aamini karayo Cayaartoydiisa.

Mourinho ayaa sidoo kale sheegay in Kulankii Everton Rigooradii ay heshay Manchester United uu isagu lahaa amarkii uu ku dhaliyey Xiddiga dalka France ee Anthony Martial isaga oo diidey xili uu isku diyaariyey  Romelu Lukaku oo doonayey in uu isagu dhaliyo.

Romelu Lukaku iyo Jose Mourinho ayaa lagu Xantaa in marka ay Timaado rigoore aysan isku fiicneyn iyada oo laxasuusto in uu Chelsea uga diray hadda kahor Rigoore uu ka qasaariyey.

during the Premier League match between Manchester United and Everton at Old Trafford on September 17, 2017 in Manchester, England.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo halkoo Gool oo alle kusii ah kaga badisay Benfica

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi kaga badisay Sporting Cp

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa iyada oo joogta Garoonkeeda ka bad baaday in laga ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo 10 qof ku Garaacday Olympiacos

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul kagaartay kulankii ay ladheeleen kooxda dalka Giriiga ee Olympiacos iyaga oo weliba ...

FT: Chelsea 3-3 Roma+Sawiro

(18-10-2017) Gooool  Eden Hazard Edin Dzeko Edin Dzeko Aleksandar Kolarov Eden Hazard David Luiz Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Cahill, Zappacosta, Fabregas, Luiz, ...

FT: Benfica 0-1 Manchester United+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Marcus Rashford Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Blind, ...