Thursday, October 19th, 2017

Liiska Xiddigaha u Tartami doona Golden Boy 2017 oo lasoo saaray

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(19-9-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska Cayaartoyda kubada Cagta Caalamka ee u tartami doona abaal marinta Xiddiga da.da yar ee ugu fiican Caalamka taas oo lagu Magacaabo Golden Boy Sanadkaan 2017.

Hadaba Waa kuwee Cayaartoyda loo Magacaabay abaal marinta Golden Boy 2017?

Aarón Martin [Espanyol]
Jean-Kévin Augustin [RB Leipzig]
Rodrigo Bentacur [Juventus]
Steven Bergwijn [PSV Eindhoven]
Dominic Calvert-Lewin [Everton]
Federico Chiesa [Fiorentina]
Ousmane Dembélé [Barcelona]
Amadou Diawara [Napoli]
Kasper Dolberg [Ajax]
Gianluigi Donnarumma [Milan]
Gabriel Jesus [Manchester City]
Joe Gomez [Liverpool]
Benjamin Henrichs [Bayer Leverkusen]
Borja Mayoral [Real Madrid]
Kylian Mbappé [Paris Saint-Germain]
Emre Mor [Celta Vigo]
Reece Oxford [Borussia Mönchengladbach]
Christian Pulisic [Borussia Dortmund]
Marcus Rashford [Manchester United]
Allan Saint-Maximim [Nice]
Dominic Solanke [Liverpool]
Theo Hernández [Real Madrid]
Youri Tielemans [Monaco]
Enes Unal [Villarreal]
Kyle Walker-Peters [Tottenham]

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo halkoo Gool oo alle kusii ah kaga badisay Benfica

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi kaga badisay Sporting Cp

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa iyada oo joogta Garoonkeeda ka bad baaday in laga ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo 10 qof ku Garaacday Olympiacos

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul kagaartay kulankii ay ladheeleen kooxda dalka Giriiga ee Olympiacos iyaga oo weliba ...

FT: Chelsea 3-3 Roma+Sawiro

(18-10-2017) Gooool  Eden Hazard Edin Dzeko Edin Dzeko Aleksandar Kolarov Eden Hazard David Luiz Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Cahill, Zappacosta, Fabregas, Luiz, ...

FT: Benfica 0-1 Manchester United+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Marcus Rashford Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Blind, ...