Thursday, October 19th, 2017

Lionel Messi 11 Rigoore ayaan siiyey Neymar Xiligii lasoo dhaafay

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(19-9-2017) Cayaaryahanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi.ayaa shaaca ka qaaday in uu siiyey 11 Rigoore Saaxiibkii Neymar Xili Cayaareedkii lasoo dhaafay si uu u dhaliyo balse uu layaabanyahay in Edinson Cavani oo u deyn waayo Rigoore.

Lionel Messi ayaa Rigooradii ugu danbeeyey ee uu siiyey Neymar waxa ay ahayd Rigooradii uu ka dhaliyey Naadiga uu hada u Cayaaro ee PSG kulankii soo laabshada layaabka lahayd ee koobka Champions League waxaana uu Tilmaamay in ay tahay mar mar in aad u tanaasusho Saaxiibkaa oo aad u deyso Rigoorooyinka.

Neymar ayaa Markii uu ka tegay Barcelona waxaa laysla dhex maray in Sababta uu uga tegay Kooxdiisa ay tahay in Lionel Messi uu u deyn waayey Rigoorooyinka iyo Laadadka Xorta ah ee Kooxda Barcelona uuna doonayo koox uu ka heli karo wax kasta in isaga loo daayo.

Todobaadkaan ayaa dagaal dhex maray Xiddigaha PSG ee kala ah Neymar iyo Edinson Cavani kadib markii ay isku qabsadeen Rigoore loo dhigay kulankii ay Lyon kaga badiyeen 2-0 aad ayaana loo buun buuniyey dagaalka labada Cayaaryahan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo halkoo Gool oo alle kusii ah kaga badisay Benfica

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi kaga badisay Sporting Cp

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa iyada oo joogta Garoonkeeda ka bad baaday in laga ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo 10 qof ku Garaacday Olympiacos

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul kagaartay kulankii ay ladheeleen kooxda dalka Giriiga ee Olympiacos iyaga oo weliba ...

FT: Chelsea 3-3 Roma+Sawiro

(18-10-2017) Gooool  Eden Hazard Edin Dzeko Edin Dzeko Aleksandar Kolarov Eden Hazard David Luiz Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Cahill, Zappacosta, Fabregas, Luiz, ...

FT: Benfica 0-1 Manchester United+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Marcus Rashford Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Blind, ...