Thursday, October 19th, 2017

Taageerayaasha Manchester United oo lagu dacweeyey hees ay u qaadaan Romelu Lukaku taas oo Tilmaameysa Xubintiisa Taranka

Published on September 19, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(20-9-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa lagu eedeeyey in ay hees lagu tilmaamay anshax daro iyo Cubsuriyad ay u qaadaan Weeraryahankooda Romelu Lukaku heestaas oo bixineysa Tilmaamo qaybo Jirkiisa ka mid ah.

Manchester United Taageerayaasheeda ayaa ku heesayey hadalo ay ku tilmaamayaan Xubinta Taranka Cayaaryahanka Romelu Lukaku iyaga oo Tilmaamaya in ay weyn tahay sidoo kale waxa ay Korkiisa iyo midabkiisa taas oo lagu facweeyey Manchester United.

Xiriirka FA ga ayaa shaaca ka qaaday in ay Su aalo weydiin donaan Madaxada Manchester United isla Markaana ay baadi goobi doonaan Codadka Taageerayaashii qaadayey Heesta anashax darada iyo meel ka dhaca lagu Tilmaamay ee ku socotey Romelu Lukaku iyaga oo cadeeyey in ay keeni karayso Ganaax lasaaro taageerayaasha Man United.

Dhacdadaan ayaa lasheegayaa in markii koowaad la arkay 13 kii bishaan sidoo kale Waxay markale ku celiyeen Kulankii ay 4-0 kaga badiyeen Everton waxaana siweyn u hadal hayey Warbaahinta dalka England.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo halkoo Gool oo alle kusii ah kaga badisay Benfica

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi kaga badisay Sporting Cp

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa iyada oo joogta Garoonkeeda ka bad baaday in laga ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo 10 qof ku Garaacday Olympiacos

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul kagaartay kulankii ay ladheeleen kooxda dalka Giriiga ee Olympiacos iyaga oo weliba ...

FT: Chelsea 3-3 Roma+Sawiro

(18-10-2017) Gooool  Eden Hazard Edin Dzeko Edin Dzeko Aleksandar Kolarov Eden Hazard David Luiz Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Cahill, Zappacosta, Fabregas, Luiz, ...

FT: Benfica 0-1 Manchester United+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Marcus Rashford Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Blind, ...