Tuesday, December 12th, 2017

Gonzalo Higuain haloo diro Todobaadyo dalxiis ah waayo waxba uma hayo Juventus?

Published on September 22, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(22-9-2017) Mid ka mid ah Cayaartoydii Caanka ahayd ee soo martay kooxda Juventus Fabrizio Ravanelli ayaa Weerar ku qaaday Cayaaryahanka dalka Argentina ee Gonzalo Higuain kaas oo uu ku dhaleeceeyey qaab Cayaareedka uu xiligaan soo bandhigay.

Fabrizio Ravanelli oo Waraysi siiyey Radio Sportiva ayaa u sheegay Macalinka Juventus Max Allegri in uu dib u eego Xaalada Cayaaryahankiisa Gonzalo Higuain kaas oo uu yiri Waa in uusan ku soo bilaabin Garoonka kulanka darbiga ah ee ay Torino lacayaari doonaan habeenka Sabtiga ah.

Ravanelli oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri waxaan ku talinlahaa in Gonzalo Higuain loo diro Todobaadyo dalxiis ah si uu Maskixiyan u Noqdo mid degan oo kalsooni heli kara isaga oo aaminsan in Cayaaryahanka dalka Argentina ay haysato dhibaato aamin daro Naftiisa ah.

Ninkaan eedeynta u soo jeediyey Cayaaryahan Gonzalo Higuain ee Fabrizio Ravanelli ayaa Juventus u dheeley 158 kulan isaga oo u dhaliyey 58 Gool waxaana uu aaminsanyahay in dhibaatada Juventus Xiligaan ay tahay Gonzalo Higuain isaga oo dalbaday in keyd lageliyo ama loo diro dalxiis.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee caawa Tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(12-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Khilaaf soo kala dhex galay Antonio Conte iyo Alvaro Morata iyo tababarkii ugu dambeeyay ay isugu diyaarinayaan kulanka Huddersfield+SAWIRRO

(12-12-2017) Antoni Conte ayaa safkiisa caawa ee wajahaya Huddersfield ka reebay dhaliyihiisa ugu sarreeya ee Alvaro Morata oo uu ...

Tartanka maamul goboleedyada oo kulan adag galabta dhici doona Puntland oo wajii doonta Hirshabelle

(12-12-2017) Maamul Goboleedyada Puntland iyo Hirshabeele ayaa kulan xiiso badan kuwada yeelan doona Garoonka Banaadir Stadium, kaa uu qeyb ...

Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC+Sawiro

(12-12-2017) Kadib codeyn aan cadi ahayn, xiddiga Liverpool iyo Xulka Masar Mohamed Salah ayaa ku guuleystay laacib sanadka ...

Maxaa kajira in qolka labiska Garoonka Old Trafford uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Cayaartoyda labada Manchester+Sawiro

(11-12-2017) Kadib markii ay dhamaatay Cayaartii darbiga ahayd ee u dhaxaysey labada kooxood ee kawada dhisan Magaalada Manchester ...

Wixii Ku Cusbaa, Wakhtiga La Ciyaari Doono, Dalalka Kooxuhu Kasoo Jeedaan Iyo Isku-aadka Champions League

(11-12-2017) Isku aadka marxaladda isreeb-reebka ee Champions League ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Nyon, halkaas oo ay kooxuhu iskugu ...

Madaxda Galmudug oo iyaga oo Cadaado jooga daawanayey kulankii Naadigooda. Guuldarana lakulmay

(11-12-2017) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed ducaale Geele iyo ku xigeenadiisa ayaa daawanayey kulankii Guuldarada Xanuunka badan ay ...

FT: Banaadir 3-0 Galmudug

(11-12-2017) Gooool C.majiid Waxaa socda kulan katirsan koobka Ismaamul Goboleedyada kaas oo u dhexeeya Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Europa League oo lasameeyey

(11-12-2017) Waxaa Goordhow lasameeyey isku Aadka koobka UEFA Europa League.Waxaana loo sameeyey 32 kooxood oo qaarada yurub iyada oo ...

UEFA oo shaacisay 14-kii Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsanaa 2017

(11-12-2017) Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa soo saaray 14-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa qaaradda Yurub sannadka 2017. UEFA ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Champions League oo lasameeyey iyo kooxo waa weyn oo isku dhacay

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

LIVE: Isku Aadka koobka Champions League halkaan kala soco

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

Wax walba oo aad ugu baahantahay isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo+SAWIRRO

(11-12-2017) Taageereyaasha kubada cagta yurub iyo kuwa caalamiga ayaa sugaya inay daawadaan sameynta wareega 16ka Champions League-ga, waxaana lagu ...

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...