Thursday, October 19th, 2017

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo Guul ka gaartay Kulankii Girona

Published on September 23, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(24-9-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul ka Gaartay kulankii Xiisaha badnaa ee ay lacayaareen kooxda Xiligaan soo dalacday ee Girona iyaga oo kaga badiyey 2-0.

Goolasha Barcelona heshay 2 ka mid ah Waxaa iska dhaliyey Naadiga Girona halkarux b Goolka 3 aad uu ahaa mid uu si qurux badan u Saxiixay Weeraryahanka Luis Suarez.

Guusha Barcelona ee Catalan derby ayaa ka dhigan in ay Afar dhibcood ka sareeyaan kooxda ku soo xigta ee Atletico Madrid iyaga oo sidoo kale 7 dhibcood ka Sareeya Real Madrid.

MATCH FACTS

Girona (3-4-2-1): Iraizoz; Ramalho, Espinosa, Ramirez López; Maffeo Becerra (Moreno 78), Garcia Serrano, Pere Pons, Aday Benitez (Mojica 68); Portu, Douglas Luiz; Olunga (Kayode 60)

Subs Not Used: Granell, Stuani, Bounou, Kayode, Borja

Goals: –

Yellow Cards: Maffeo Becerra 23; Aday Benitez 41; Kayode 83

Barcelona (4-3-3): ter Stegen; Roberto, Mascherano, Umtiti, Alba; Paulinho (Busquets 66), Rakitic, Iniesta (Suarez 80); Vidal (Gomes 81), Messi, Suarez

Subs not used: Pique, Cillessen, Alcacer, Digne

Goals: Aday Benitez 18 (og); Gorka Iraizoz 47 (og); Suarez 68

Yellow Cards: –

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo halkoo Gool oo alle kusii ah kaga badisay Benfica

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Manchster United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii koobka Horyaalada yurub ee ay ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Juventus oo dirqi kaga badisay Sporting Cp

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa iyada oo joogta Garoonkeeda ka bad baaday in laga ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Barcelona oo 10 qof ku Garaacday Olympiacos

(19-10-2017) Kooxda kubada Cagta Barcelona ayaa Guul kagaartay kulankii ay ladheeleen kooxda dalka Giriiga ee Olympiacos iyaga oo weliba ...

FT: Chelsea 3-3 Roma+Sawiro

(18-10-2017) Gooool  Eden Hazard Edin Dzeko Edin Dzeko Aleksandar Kolarov Eden Hazard David Luiz Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Cahill, Zappacosta, Fabregas, Luiz, ...

FT: Benfica 0-1 Manchester United+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Marcus Rashford Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. United: De Gea, Valencia, Lindelof, Smalling, Blind, ...