Sunday, October 22nd, 2017

AC Milan oo la iibin doono hadii ay imaan waayaan Xiliga danbe Champions League

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(10-10-2017) Kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa lasheegayaa in ay la iibin doono hadii ay Xiliga soo socda imaan waayaan boosaska lagu dheelo koobka UEFA  Champions League koobkaas oo ah muhiimada koowaad ee ay doonayaan Maamulka Cusub ee Naadigaas.

Maareeyaha Cayaaraha AC Milan Marco Fassone ayaa sheegay in markale suuqa kala iibsiga la dhigi doono Naadigaas hadii ay imaan waayaan koobka Champions League oo ah koob ay kooxaha yurub ka helaan lacag aad u fara badan oo Faa iido ah.

Ninkaan oo shir Jaraa id qabtay Axadii ayaa xaqiijiyey in AC Milan oo lagaliyey xiligaan in kabadan 200 million la iibin doono xiliga soo socda hadii ay imaan waayaan koobka Champions League taas oo dhacday Markii koowaad ee la iibsaday kooxda Inter Milan oo ay isku magaalo yihiin AC Milan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...