Sunday, October 22nd, 2017

Arjen Robben oo ku dhawaaqay in uu gebi ahaan ka fariistay Cayaaraha Caalamiga ah

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-9-2017) Cayaaryahanka Xulka qaranka Holland iyo Naadiga Bayren Munich Arjen Robben ayaa ku dhawaaqay in uu soo gaba gabeeyey u Cayaarista Xulka dalkiisa kadib markii ay u soo bixi waayeen koobka aduunka 2018 isaga oo dhaliyey 2 dii Gool ee ay Xalay kaga badiyeen Sweden.

Arjen Robben ayaa soo gaba gabeeyey 14 Sano oo uu ka mid ahaa Xulka qaranka Hololand waxaana uu ilmeeyey intii laqaadayey astaanka Calanka dalkiisa kadibna waxa uu hadalka kafariisiga Cayaaraha Caalamiga ah jeediyey markii ay dhamaatay Cayaartii Xalay.

Xiddigaan ayaa xulka dalka Holland u Cayaaray 96 kulan 37 Gool ayuu u dhaliyey 29 na waa caawiyey waxaana uu ahaa mid ka mid ah Cayaartoydii ugu fiicneyd ee Hooland matasha Sanadihii lasoo dhaafay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...