Thursday, December 14th, 2017

Gianluigi Buffon oo shaaciyey Xiddiga ka badali doona booskiisa?

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

Goolhayaha kooxda kubada Cagta Juventus iyo Xulka qaranka Talyaaniga Gianluigi Buffon ayaa shaaca ka qaaday ama Magacaabay Cayaaryahanka badali doona marka uu ka fariisto Cayaarta kubada Cagta oo uu in badan ku soo dhex jirey.

Gianluigi Buffon oo ah Goolhaye in badan ka soo muuqanayey Garoomada ayaa sheegay in Xiddiga AC Milan ee Gigio Donnarumma uu yahay Cayaaryahanka buuxin doona booskiisa Xulka Talyaaniga kaas oo uu ku amaanay qaab Cayaareedka layaabka leh ee uu soo bandhigay xili uu aad u da.yaryahay.

Buffon oo Waraysi siiyey Wargeyska Copa90.ayaa sidoo kale Cadeeyey in marka uu dhamaado koobka aduunka 2018 uu ka fariisan doono Cayaarta kubada Cagta isla Markaana uu xilkiisa ku Wareejin doono Goolhaye Gigio Donnarumma.

Ninkaan oo 40 Sano jirsan doona Goordhow ayaa laweydiiyey Goolhaye yaasha uu daawado ee uu Jecelyahay qaab Cayaareedkooda kuwaas oo uu ku sheegay in ay kala yihiin [Jan] Oblak, [Hugo] Lloris, [Samir] Handanovic, Alisson, [Wojciech] Szczesny, [Joe] Hart…

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...

Kooxda Chelsea maxay ugu dhigantahay guushii waynayd ee ka gaartay kooxdaHuddersfield +SAWIRRO

(13-12-2017) Chelsea ayaa ka soo kabsatay guuldaradii West Ham ka soo gaadhay kadib markii ay cadho wayn kula soo ...