Friday, December 15th, 2017

Liverpool yey la Cayaari doontaa inta uu dhaawac uga maqanyahay Sadio Mané

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-10-2017) War Wanaagsan uma ahayn Liverpool iyo Taageerayaasheeda markii loo sheegay in Sadio Mané uu mudo 6 Todobaad ah Garoomada kaga maqnaan doono dhaawac ka soo Gaaray kulankii isreeb reebka koobka aduunka ee ugu danbeeyey ee dalkiisu Cayaaray.

Sadio Mané waa Xiddig muhiim u ah Liverpool waxaana uu isku diyaarinayey in uu Cayaaro kulankiisii koowaad kadib markii uu dhamaystey 3 Cayaarood oo Ganaax ah balse Nasiib daro dhaawac muruqa ah ayaa soo gaaray.

Hadaba Cayaaryahanka Sadio Mané ayaa Liverpool ka maqnaan doona Cayaaro muhiim ah oo ay dheeli doonto waxaana ugu soo horeeya kulanka Manchester United ee dhici doona 14 ka bishaan waxaa kaloo uu maqnaan doonaa kulmada Maribor (UCL, October 17th), Tottenham (EPL, October 22nd), Huddersfield (EPL, October 28th), Maribor (UCL, November 1st), West Ham (EPL, November 4th).

Liverpool ayaa marka ay Cayaarto kulanka West Ham waxaa lageli doonaa fasax iyaga oo bisha November 18 keeda lacataari doona Sevilla mana Cayaari doono Saido Mane waxaa Macquul ah in uu soo laabto Cayaarta ay Chelsea ladheeli doonaan 21 ka November.

LIVERPOOL MATCHES WITHOUT MANE

(H) Manchester United – Oct 14

(A) Maribor – Oct 17

(A) Tottenham – Oct 22

(H) Huddersfield – Oct 28

(H) Maribor – Nov 1

(A) West Ham – Nov 4

(H) Southampton – Nov 18

(A) Sevilla – Nov 21

Liverpool host Chelsea at Anfield on November 25

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Zidane Oo Dejiyey Qorshe Uu Daaqadda Kaga Baxayo Isco

(15-12-2017) Kubbad-sameeyaha Real Madrid ee Isco ayaa waajihi doona kursiga kaydka oo uu fadhiyi doono kaddib markii uu ...

Maxaa ku soo kordhay kala Horeynta Gooldhalinta Horyaalka Premier League?

(15-12-2017) Horyaalka  Premier League dalka England waxaa la cayaaray xiligaan kulamadii 17 aad iyada oo dhanka Gool dhalinta uu weli ...

Ronaldinho Oo Ku biiraya Siyaasadda, Kana Qayb-gelaya Doorashada Dalka Brazil

(14-12-2017) Cayaaryahankii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Barcelona ee Ronaldinho ayaa la sheegay inuu ka baxayo xirfadda ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Todobaadkii 17 aad ee Horyaalka Premier League

(14-12-2017) Horyaalka dalka England ayaa lacaayaray Todobaadkii 17 aad Talaadadii iyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaana lasoo saaray Magacyada ...

Cayaar dhiig ku daatay oo ka dhacday mid ka mid ah dalalka yurub+Sawiro

(14-12-2017) Cayaarta Kubada Cagta oo ka mid ah Cayaaraha loogu jecelyahay caalamka oo dhan ayaa mararka qaar waxaa ...

Cayaaryahan Bartilmaameed u ah Manchester United oo sheegay in xiligii ugu danbeeyey uu u dheelayo kooxdiisa

(14-12-2017) Mid ka mid ah Cayaartoyda bartilmaameedka koowaad u ah Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in uu ...

‘Mararka qaarkood xiddiguhu ma Sameeyaan koox wanaagsan’ – Rakitic oo Farriin U Diray Neymar

(14-12-2017) Barcelona waxay wali buuxin kari la’dahay booskii uu banneeyey Neymar oo xagaagii lacag badan ugu wareegay PSG, ...

Cristiano Ronaldo oo ka Xanaaqay Taageerayaal ku heesayey magaca Messi kulankii Club World Cup

(14-12-2017) Xiddiga kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xanaaq ka muujiyey hadalo ay ku hadaaqayeen Taageerayaal ...

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...