Thursday, December 14th, 2017

Pogba Iniesta iyo Higuain Xiddigaha laga waayey liiska Ballon d’Or+Sawiro

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(10-10-2017) Waxaa lasoo Saaray liiska 30 Cayaaryahan oo la sheegay in ay u tartami doonaan abaal marinta Ballon d’Or iyada oo liiskaas laga waayey Cayaartoy Caan ah.

Wargeyska France Football oo ah kan bixiya abaal Marintaan ayaa liiskiisa 30 ka Cayaaryahan aan ku soo darin Cayaartoy Caan ah oo ka mid yihiin Paul Pogba, Dele Alli, Arturo Vidal, Andres Iniesta Mesut Ozil kuwaas oo  dhamaantood ah Cayaartoy muhiim ka ah kooxda ay u dheelaan iyo xulka qaranka dalkooda.

Liiska oo dhamaystiran.

Ballon d’Or nominees: Neymar (PSG), Luka Modric (Real Madrid), Paulo Dybala (Juventus), Marcelo (Real Madrid), N’Golo Kante (Chelsea), Kevin De Bruyne (Manchester City), Robert Lewandowski (Bayern Munich), David De Gea (Manchester United), Harry Kane (Tottenham), Edin Dzeko (Roma), Luis Suarez (Barcelona), Sergio Ramos (Real Madrid), Jan Oblak (Atletico Madrid), Philippe Coutinho (Liverpool), Dries Mertens (Napoli), Antoine Griezmann (Atletico Madrid), Toni Kroos (Real Madrid), Gianluigi Buffon (Juventus), Sadio Mane (Liverpool), Radamel Falcao (Monaco), Lionel Messi (Barcelona), Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund), Edinson Cavani (PSG), Mats Hummels (Bayern Munich), Karim Benzema (Real Madrid), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Eden Hazard (Chelsea), Leonardo Bonucci (Milan), Isco (Real Madrid), Kylian Mbappé (PSG)

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...

BBC oo markale kusoo wada bilaaban doona Garoonka

(13-12-2017) Xiddigaha kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Magacooda loosoo gaabiyo BBC ayaa lasheegayaa in uu ku soo ...

Pep Guardiola Oo Dafiray Inay Ciyaaryahadiisu Ka Bad-badiyeen Damaashaadka Guushii United

(13-12-2017) Tabobaraha kooxda Manchester City, Pep Guardiola oo”ku dhiiri galiyey” ciyaaryahanada naadigiisa, inay u damaashaadaan guushii Axadii 2-1 ...

Andre Silva oo Ronaldo codsigiisa u fulin doona bisha janaayo

(13-12-2017)Cristiano Ronaldo ayaa aad u xiiseynaya in Real Madrid ay soo qaadato AC Milan weeraryahankeeda Andre Silva suuqa ...

Real oo tababarkii ugu dambeeyay ugu jirta kulankeeda koowaad ee difaaashada tartanka Club World Cup +SAWIRRO

(13-12-2017) Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay ka qeyb galka kooxdiisii Los ...

Kooxda Manchester United oo u diyaar u ah kulanka Bournemouth si kalsoonidii u soo celiyeen+SAWIRRO

(13-12-2017) Manchester United waxa ay soo dhaweyn doontaa kulan adag oo ka tirsan Premier League-ga Bournemouth. Dhinaca Mourinho waxa ay ...

Kooxda Chelsea maxay ugu dhigantahay guushii waynayd ee ka gaartay kooxdaHuddersfield +SAWIRRO

(13-12-2017) Chelsea ayaa ka soo kabsatay guuldaradii West Ham ka soo gaadhay kadib markii ay cadho wayn kula soo ...