Wednesday, October 18th, 2017

Real Madrid oo Man United u sheegtay in ay ka iibin doonaan Gareth Bale

Published on October 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(10-10-2017) Wararka laga helayo Xarunta Naadiga Real Madrid ayaa sheegaya in Kooxdaas ay diyaar u tahay in ay Manchester United ka iibiyaan Cayaaryahankooda dalka Wales ee Gareth Bale.

Manchester United ayaa in badan daba joogtey helitaanka Cayaaryahanka mar noqdey kan ugu qaalisan Caalamka ee Gareth Bale kaas oo ay doonayeen in ay ku soo celiyaan Horyaalka dalka England.

Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay Xiddigaan isaga iibin doonto aduun lacageed Gaaraya £100m Lacagtaaas oo ah shuruuda kaliya ee Manchester United kaga xiran in ay helaan Cayaaryahanka ay wax badan daba Joogeen ee Gareth Bale.

Gareth Bale ayaa Real Madrid ku biirey Sanadkii 2013 kadib markii ay Tottenham kaga iibsadeen aduun lacageed gaaraya £86million Waxaase 28 Sano jirkaan lasheegayaa in uusan ku qanacsanayn sii Joogista Horyaalka La Liga oo uu in badan ka Cayaarayey.

GARETH BALE STATS

2013-14 appearances: 44

2014-15 appearances: 48

2015-16 appearances: 31

2016-17 appearances: 27

2017-18 appearances: 9

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...