Wednesday, October 18th, 2017

Dalalka qaarada yurub ee Cayaari doona kulamada bug baxda iyo Xiliga laysku aadin doono

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-10-2017) Kadib markii xalay la Cayaaray kulamdii ugu danbeeyey ee Cayaaraha isreeb reebka koobka aduunka ee qaarada yurub ayaa waxaa lasoo Saaray 8 wadan oo dheeli doona Cayaaraha bug baxda kuwaas oo ahaa dalalkii kaalimaha labaad ka galay Gruubkii ay kujireen.

Sideeda dal ee Cayaari doona ayaa loo qaybiyey laba qaybood oo kala geli doona bood koowaad iyo bood labaad ah Waxaana kujira dalal waa weyn oo caan ku ah kubada Cagta.

Boodka koowaad waxaa geli doona dalalka kala ah Switzerland, Italy, Denmark, Croatia.

Boodka labaad waxaa geli doona oo lagu kala aadin doonaa dalalka kore Sweden, Northern Ireland, Greece, Republic of Ireland.

Isku aadka ayaa lasamayn doonaa 17 bishaan waxaana uu ka dhici doonaa Magaalada Zurich iyada oo lugta la cayaari doono November 9-11,halka lugta labaad ay dhici doonto November 12-14.

James McClean and David Meyler of Ireland celebrate during the FIFA World Cup 2018 Qualifying Round Group D match between Wales and Republic of Ireland at Cardiff City Stadium in Cardiff, Wales, United Kingdom on October 9, 2017 (Photo by Andrew Surma/NurPhoto via Getty Images)

during the FIFA 2018 World Cup Group I Qualifier between Ukraine and Croatia at Kiev Olympic Stadium on October 9, 2017 in Kiev, Ukraine.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...