Sunday, October 22nd, 2017

Goormee lasamayn doonaa isku aadka Wareega Gruubyada koobka aduunka?

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Xiriirka kubada Cagta Caalamka ee FIFA ayaa shaaca ka qaaday maalinka lsamayn doono isku aadka Wareega Gruubyada koobka aduunka 2018 kaas oo loo samayn doono 32 Wadan.

Isku aadka koobka aduunka Wareegiisa Gruubyada ayaa lacadeeyey in lasamayn doono Maalin Jimce ah Taariikhduna tahay 1 da bisha December ee dhamaadka Sanadkaan 2017.

Waxaa lagu qaban doonaa isku aadka Wareega Gruubyada koobka aduunka Great Hall of the Kremlin oo ku yaala Magaalada Moscow, ee dalka Ruushaka Russia.Waxaana ka soo qayb geli doona wufuud ka kala socota dalalka kala duwan ee Caalamka iyo Madaxaweynaha dalka marti gelinaya ee Ruushka.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...