Wednesday, October 18th, 2017

Magacyada Cayaartoyda qatarta ugu jirta in aysan dheelin Premier League Todobaadkaan+Sawiro

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-10-2017) Kadib markii ladheeley kulamadii ugu danbeeyey ee isreeb reebka koobka aduunka ayaa waxaa ira Cayaartoy ka Cayaarta Horyaalka Premier League dalka England kuwaas oo siyaabo kala duwan ay macquul tahay in ay seegaan.

Cayaartoydaan ayaa Waxyaabaha ay kaga maqnaan doonaan kooxahooda waxaa ka mid ah dhaawacyo soo gaaray intii ay u dheelayeen dalalkooda iyo kuwo Safaro dhaa dheer soo geli doonaa soona gaari doona England iyaga oo aad u daalan.

Hadaba kuwee Cayaartoydaas iyo kooxaha ay dheelaan?

ARSENAL

Alexis Sanchez (v Brazil, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km David Ospina (v Peru, Wed, Lima) – 12 hours / 10100km Shkodran Mustafi (thigh injury picked up with Germany) Laurent Koscielny (Achilles injury picked up with France) Sead Kolasinac (calf injury picked up with Bosnia-Herzegovina)

Generated by IJG JPEG Library

CHELSEA

Willian (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km N’Golo Kante (hamstring injury picked up with France)

LIVERPOOL

Philippe Coutinho (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Roberto Firmino (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Sadio Mane (hamstring injury picked up with Senegal)

Generated by IJG JPEG Library

MANCHESTER CITY

Ederson (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Danilo (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Fernandinho (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Gabriel Jesus (v Chile, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Claudio Bravo (v Brazil, Wed, Sao Paulo) – 11 hours / 9400km Nicolas Otamendi (v Ecuador, Wed, Quito) – 14 hours / 9200km Fabian Delph (hamstring injury picked up with England)

MANCHESTER UNITED

Antonio Valencia (v Argentina, Wed, Quito) – 14 hours / 9200km Sergio Romero (v Ecuador, Wed, Quito) – 14 hours / 9200km Marouane Fellaini (knee injury picked up with Belgium) Daley Blind (hamstring injury picked up with the Netherlands)

TOTTENHAM

Davinson Sanchez (v Peru, Wed, Lima) – 12 hours / 10100km

HUDDERSFIELD, ENGLAND – SEPTEMBER 30: Davinson Sanchez of Tottenham Hotspur during the Premier League match between Huddersfield Town and Tottenham Hotspur at John Smith’s Stadium on September 30, 2017 in Huddersfield, England. (Photo by Robbie Jay Barratt – AMA/Getty Images)

 

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...