Wednesday, October 18th, 2017

Magacyada iyo Sawirada 7 da Goolhaye ee ugu bad baadinta badan Premier League Xiligaan

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Waxaan idiin soo gubineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 7 da Gool ilaaliye ee Xiligaan ugu bad baadinta badan Horyaalka Premier League dalka England oo ah kan loogu jecelyahay Caalamka oo dhan.

Hadaba Waa kuwee 7 daas Goolhaye.

7. Jack Butland – 20 saves

6. Jordan Pickford – 21 saves

5. Asmir Begovic – 23 saves

4. Fraser Forster – 24 saves

3. Kasper Schmeichel – 26 saves

2. Wayne Hennessey – 28 saves

1. Lukasz Fabianski – 29 saves

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...