Sunday, October 22nd, 2017

Maraykanka oo tan iyo 1986 dii ka maqnaan doona koobka aduunka+Sawiro

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-10-2017) Dalka Maraykanka oo ka mid ah dalalka aduunka ugu dadka badan ayaa kamaqnaan doona koobka aduunka 2018 isaga oo aan koobkaas ka maqnaan tan iyo 1986 dii.

Qaarada Waqooyiga America waxaa ka soo baxay dalalka Panama Mexico iyo Costa Rica Waxaase Sanado badan kadib ka maqnaan doona koobka aduunka dalka Maraykanka oo soo muuqanayey tan iyo 1986 dii.

Kulankii ugu danbeeyey ee Maraykanku kaga haray koobka aduunka 1986 dii dalka Trinidad and Tobago Waxaana looga badiyey 2-1 taas oo keentay in ay ka haraan koobka aduunka oo aysan dheeli doonin Xagaaga soo socda.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...