Sunday, October 22nd, 2017

Waa kuma Cayaaryahanka ugu Taageerayaasha badan AC Milan Gudaha dalka Shiinaha?

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Waxaa jira Codeyn laga qaaday Malaayiin dad ah oo ku nool dalka Caalamka oo dhan ugu dadka badan ee Shiinaha Codeyntaas oo ku saabsan Cayaaryahanka ay ugu jecelyihiin Naadiga AC Milan oo siweyn looga taageero dalkaas.

Hadaba Codeyntaas waxaa ku Guuleystey oo Noqday Xiddiga ugu Taageerayaasha badan AC Milan Gudaha dalka Shiinaha Weeraryahanka dalka Portugal ee Andre Silva.

Kooxda kubada Cagta AC Milan oo taageerayaasha dalka Shiinaha ay ku leedahay ay laba jibaarmeen markii ay iibsadeen Maalqabeenada dalkaas ayaa lacadeeyey in suuqayada dalkaas ay qaali katahay Funaanada Milan waxaana Nambarka ugu badan ee ay Gateen dadka dalkaas uu Noqday Nambarka uu AC Milan u qaato Andre Silva waxaana kasoo Xaroodey sida lasheegay Malaayiin ah oo Faa iido ah.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...