Sunday, October 22nd, 2017

Arsene Wenger oo shaaciyey xili aan dheereyn oo ay Arsenal ka tagi doonaan Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez?

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday Xiliga ay fasixi doonaan Cayaartoydiisa diidey in ay Saxiixaan heshiiska cusub ee kala ah Mesut Ozil iyo Alexis Sanchez .

Arsene Wenger oo qabtay shir Jaraa id ayaa sheegay in labadan Cayaaryahan ay bixi doonaan marka lagaaro bisha Janaayo oo uu dib u furmi doono suuqa kala iibisa Cayaartoyda qaarada yurub waxaana uu Cadeeyey in ay ka quusteen ka dhaadhicinta in ay Saxiixaan heshiis cusub.

Mesut Ozil, iyo Alexis Sanchez ayaa la malaynayaa in ay u guuri doonaan Magaalada Manchester kana soo kala jeesan doonaan labada kooxood ee ka dhisan Magaaladaas ee Manchester United iyo Manchester United waxaana Mesut Ozil uu doonayaa in uu markale la midoobo Macalinkiisii hore ee Jose Mourinho halka Alexis Sanchez  uu isna la midoobi doono Macalinkiisii hore ee Pep Guardiola.

Arsenal fixtures

Premier League unless stated

Saturday Watford (A)

Oct 19 Red Star Belgrade (A) Europa

Oct 22 Everton (A)

Oct 24 Norwich City (H) EFL Cup

Oct 28 Swansea City (H)

Nov 2 Red Star Belgrade (H) Europa

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...