Wednesday, October 18th, 2017

Chelsea oo Bayren Munich ka reebtay koobka Champions League

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Kooxda kubada Cagta Chelsea Gaar ahaan qaybta Gabdhaha ayaa kulan Xiiso badan oo ay lacayaareen dhigooda Bayren Munich Waxa ay kaga reebeen koobka Champions League iyaga oo kaga soo baxay Gool ay banaanka kaga dhaliyeen.

Bayern Municha Gabdhaheeda ayaa kaga badiyey Chelsea 2-1 iyada kulankii lugta koowaad looga soon badiyey 1-0 Waxaana ay ku soo bexeen Goolka ay ku dhaliyeen Garoonka Bayren Munich.

Chelsea ayaa u soo baxday Wareega 16 ka ee koobka Champions League Waxaana ay sugayaan in ay Cayaaraan kulamada kale ee u aharay iyaga oo Rajo Wanaagsan kaleh in ay ku Guuleystaan koobkaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...