Wednesday, October 18th, 2017

Jose Mourinho iyo Manchester United oo Wadahadal u bilaawday

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Macalinka Manchester United Jose Mourinho iyo Maamulka Naadigaas ayaa lasheegayaa in uu u bilaaban doono dhawaan Wadahadal loogu kordhinayo qandaraaska uu kula jiro Naadigaas.

Wargeyska The Sun ayaa daabacay in Macalin Jose Mourinho loosoo bandhigay heshiis cusub oo dheer kaas oo la doonayo in uu dhamaado marka lagaaro Sanadka 2022 ka Waxaana qandaraaska cusub ku bixi doona lacag aad u fara badan.

Heshiiska cusub ee loo soo bandhigay Jose Mourinho ayaa lasheegayaa in uu ku kici doono aduun lacageed gaaraya £65m iyada oo heshiiska cusub loosoo bandhigay kadib markii uu xiligaan ku bilaawday si qurux badan Gaar ahaan Cayaaraha Horyaalka  Premier League waxaana uu Wax kahayaa Hogaanka Horyaalka.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...