Wednesday, October 18th, 2017

Morgan Schneiderlin iyo Xaaskiisa oo booqdey Masjidka Caanka ah ee Sheikh Zayed+Sawiro

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-10-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Everton ee Morgan Schneiderlin  iyo Xaaskiisa Camille.ayaa booqasho ku tegay dalka imaaraadka Carabta iyaga oo si Gooni ah u tegay Masjidka weyn ee Caanka ah Sheikh Zayed .

Xaaska Xiddigaan oo lagu Magacaabo Camille ayaa 3 Sawir soo dhigtay barteeda  Instagram-ka oo ay ku leedahay Malaayiin Saaxiibo ah o ay kujiraan cayaartoy waxayna ku qortay qof walba in uu kor u qaado diintiisa waa wax looga baahanyahay inaguna waxaan booqanay Masjidka Muslimiintu ku tukudaan ee Sheikh Zayed.

Morgan Schneiderlin oo ah 27 Sano jir u dhashay dalka France ayaan looga yeerin xulka dalkiisa kulamadii labada ahaa ee ay dheeleen isreeb reebka koobka aduunka kadib markii uu bandhig wanaagsan Samayn waayey Cayaarihii xiligaan ee kooxdiisa isaga taa badalkeeda galay xili fasax ah oo uu kutegay dalka Imaaraadka Carabta.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...