Sunday, October 22nd, 2017

Paolo Maldini oo hambalyo u diray Saaxiibkii George Weah

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Cayaaryahankii weynaa ee kooxda AC Milan Paolo Maldini ayaa Hambalyo u diray Xiddigii ay uwada Cayaari jireen Milan ee George Weah kaas oo ku Guuleystey Madaxweynaha dalka Liberia.

Paolo Maldini ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay hadal uu ugu hanbalyeynayo Madaxweynaha cusub ee dalka Liberia ee George Weah kaas oo Maanta ku Guuleystey cod bixintii ka dhacday dalkiisa isaga oo Noqdey Madaxweynaha Liberia.

George Weah ayaa oo ka mid ahaa Xilidhibaanada dalkiisa Tan iyo Sanadkii 2015 ayaa Maanta ku Guuleystey Madaxweynaha dalkiisa kadib markii xisbigiisa Congress for Democratic  uu helay Codadkii ugu badnaa.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...