Wednesday, October 18th, 2017

Real Madrid oo war ka soo Saartay dhaawaca Karim Benzema?

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-10-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa shaacisay in Weeraryaahnkeeda Karim Benzema.uu sirasmi ah ugu soo laabtay Garoomada kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawicii uu beryahaan kaga Naadigiisa.

Real Madrid ayaa soo dhaweyn doonya Xiddiga dalka France ee Karim Benzema.kulanka Horyaalka Spain ee ay lacayaarayaan Naadiga Getafe sidaa waxaa lagu yiri war Saxaafadeed lagu daabacay barta Twitter-ka Real Madrid Warbaahintuna soo xigatay.

Naadiga Real Madrid ayaa sidoo kale sheegtay in qaar ka mid ah Cayaartoyda kooxdaas ay weli qabaan dhaawacyo kuna soo laaban Garoomada iyada oo ay ka mid yihiin  Keylor Navas, Dani Carvajal, Gareth Bale iyo Mateo Kovacic,kuwaas oo ka maqnaan doona kulanka Sabtiga ay Cayaari doonaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...