Tuesday, December 12th, 2017

Wasiirad Khadiika diiriye oo diidey in ay qaabisho Wafdi ka socdey Wasaarada Cayaarha Jubbaland iyo shaki badan oo soo baxay?

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-10-2017) Warar ay heshay Shabekadda qalinkacaayaraha ayaa sheegaya in Wasiirada dhalinyarada iyo Cayaaraha dowlada Feraalka Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye ka cudur daaratay in ay qaabisho Wafdi uu Hogaaminayey Wasiirka Sports ka ku Meel gaarka ah ee Jubbaland C.waaxid Axmed yare.

Wafdiga Wasiirka Jubbaland oo Maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa doonayey in ay Wasaarada Sportiga Wasiiradeeda Khadiija diiriye kala hadlaan habkii ay u qabsoomi lahaayeen Cayaaraha ismaamul Goboleedyada dalka oo lagu waday in ay 21 ka bishaan ka furmaan magaalada Kismaanyo ee ah Xarunta Maamulka Jubbaland.

Waxaan Tilifoon kula hadlay Wasiirka Wasaarada Spors ka Jubbaland C.waaxid Axmed yare Waxaana uu ii sheegay in ay haleeli waayeen lakulanka Wasiirada dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya Khadiija Maxamed diiriye loona sheegay xiligii ay balanta lahaayeen in ay Xanuunsantahay isla Markaana marka ay  Caafimaado ay Kismaanyo ugu imaan doonto isaga oo ka gaansaday in uu bixiyo wax kale oo faah faahin ah.

Ilo wareegyo diidey in aan Xigano Magacooda ayaa qalinkacayaaraha u sheegay in uu jiro qilaaf ka dhahay siyaasada Maamul Goboleedyada dhawaan ku shiray Kismaanyo iyo dowlada dhexe taasina ay Saameyn ku yeeelatay wada shaqaynta Wasaaradaha Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo tan dowlada federaalka ah iyada oo sidoo kale lasheegayo in uu jiro shaki aad u badan oo ku saabsan in ay qabsoomi doonaan Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo lagu wadey in ay furmaan 21 ka bishaan.

Dhanka kale Maamulka Jubbaland ayaa lasheegayaa in aysan diyaarin Garoonkii lagu Cayaari lahaa koobka ismaamul Goboleedyada dalka iyada oo uu weli ku socdo dhisme waxaana macquul ah in dib loo dhigo xiligii horay loo shaaciyey in Cayaaruhu bilaaban doonaan.

????????????????????????????????????????????????????????????

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Khilaaf soo kala dhex galay Antonio Conte iyo Alvaro Morata iyo tababarkii ugu dambeeyay ay isugu diyaarinayaan kulanka Huddersfield+SAWIRRO

(12-12-2017) Antoni Conte ayaa safkiisa caawa ee wajahaya Huddersfield ka reebay dhaliyihiisa ugu sarreeya ee Alvaro Morata oo uu ...

Tartanka maamul goboleedyada oo kulan adag galabta dhici doona Puntland oo wajii doonta Hirshabelle

(12-12-2017) Maamul Goboleedyada Puntland iyo Hirshabeele ayaa kulan xiiso badan kuwada yeelan doona Garoonka Banaadir Stadium, kaa uu qeyb ...

Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC+Sawiro

(12-12-2017) Kadib codeyn aan cadi ahayn, xiddiga Liverpool iyo Xulka Masar Mohamed Salah ayaa ku guuleystay laacib sanadka ...

Maxaa kajira in qolka labiska Garoonka Old Trafford uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Cayaartoyda labada Manchester+Sawiro

(11-12-2017) Kadib markii ay dhamaatay Cayaartii darbiga ahayd ee u dhaxaysey labada kooxood ee kawada dhisan Magaalada Manchester ...

Wixii Ku Cusbaa, Wakhtiga La Ciyaari Doono, Dalalka Kooxuhu Kasoo Jeedaan Iyo Isku-aadka Champions League

(11-12-2017) Isku aadka marxaladda isreeb-reebka ee Champions League ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Nyon, halkaas oo ay kooxuhu iskugu ...

Madaxda Galmudug oo iyaga oo Cadaado jooga daawanayey kulankii Naadigooda. Guuldarana lakulmay

(11-12-2017) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed ducaale Geele iyo ku xigeenadiisa ayaa daawanayey kulankii Guuldarada Xanuunka badan ay ...

FT: Banaadir 3-0 Galmudug

(11-12-2017) Gooool C.majiid Waxaa socda kulan katirsan koobka Ismaamul Goboleedyada kaas oo u dhexeeya Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Europa League oo lasameeyey

(11-12-2017) Waxaa Goordhow lasameeyey isku Aadka koobka UEFA Europa League.Waxaana loo sameeyey 32 kooxood oo qaarada yurub iyada oo ...

UEFA oo shaacisay 14-kii Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsanaa 2017

(11-12-2017) Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa soo saaray 14-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa qaaradda Yurub sannadka 2017. UEFA ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Champions League oo lasameeyey iyo kooxo waa weyn oo isku dhacay

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

LIVE: Isku Aadka koobka Champions League halkaan kala soco

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

Wax walba oo aad ugu baahantahay isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo+SAWIRRO

(11-12-2017) Taageereyaasha kubada cagta yurub iyo kuwa caalamiga ayaa sugaya inay daawadaan sameynta wareega 16ka Champions League-ga, waxaana lagu ...

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...

Macalin Gennaro Gattuso oo AC Milan oo guushii ugu horeysay gaarsiiyay iyo dabaal dag la yaab leh ka dhacay+SAWIRRO

(11-12-2017)AC Milan ayaa guuleysatay guushoodii ugu horeysay ee tababare Gennaro Gattuso ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen ...