Sunday, October 22nd, 2017

Eden Hazard oo balan qaad u sameeyay taageereyaasha Chelsea ka hor kulanka biri

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

13-10-2017) Xiddiga kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa sheegay in wax qabad wanaagsan uusan la iman Kulmadii uu u ciyaaray Blues  inkastoo ay jireen Dhibaatada dhaawana uu muddo garoomada kaga maqnaa.

Daily Mail ayuu u sheegay Kubad Sameeyahan in uu dhaawac uu muddada garoomada Kaga maqnaa dhawr Kulan ay saamayn ku leelatay bandhigiisii kulamaada qaar.

Hazard ayaa dhamaan kulmada Chelsea u saftay Todobo Kulan , Kaliyase waxa uu ku soo bilaawday Kulan Preimer Leagea ah waana Tan Guul darada ka soo gaartay Manchester City.

26 jirkaan aya qeyb ka ahaa guushii Xalay ee Xulkiisa Belgium’s ka gaareen Cyprus, iyadoona ay ku dhufteen 4-0 , Labo ka mid ah Goolashaas ayuuna ahaaa.

“Ma garanayo, Waxaan arki doonaa dhamaadka xagaaga, Hazard ayaa sidaa u sheegay Warbaahinta , Waxa uuna hadalkiisa intaas ku sii daray ” Waxaan ka Maqnaa Kubada cagta saddex bil, mana fududa in aad si fudud u soo laabato marka dhaawac weyn uu ku soo gaaro.

LONDON, ENGLAND – MAY 27: Eden Hazard of Chelsea during the Emirates FA Cup Final match between Arsenal and Chelsea at Wembley Stadium on May 27, 2017 in London, England. (Photo by Catherine Ivill – AMA/Getty Images)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...