Wednesday, October 18th, 2017

Harry Kane oo kooxdiisa ku cadaadinaya in laga iibiyo Real Madrid

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

13-10-2017) Kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa isku diyaarineysa in Heshiis qaali ah kula soo wareegto ka ay ku Harry Kane kaasi oo qeyb laga kaga dhigi doono afar ka mid ah Ciyaartoydeeda.

Harry Kane ayaa ka  codsaday kooxdiisa in aan laga amausin dalabkaasi bisha janaayo maadaama uu jecelyahay kooxdiisa waxaana ay kala yihiin xiddigaha ay qaadan doonaa Spurska Gareth Bale, Karim Benzema iyo  Luka Modric ayaa waxaa lagu soo waramayaa in la siin doono Spurs Islamrkaana Real ayaa badalkooda rabta sooxero galinta Kane.

Harry Kane ayaa bandhig Wanaagsan sameeyay Kulamada Furitaan ka ee Horyaalka iyadoona sidoo kale uu wax qabad wanaagsan la yimid kulamadii uu matalay xulkiisa.

Diario Gol, ayaa daabacday in Madrid ay fahansan tahay in aysan  Tottenham ciyaryahankeeda ku iibin doonin  addun lacageed ka yar  £179m,

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...