Sunday, October 22nd, 2017

Jamhuuriya yareey oo daadka ku dartay Kooxdii Xooga ku faantay ee Dakeddaha

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-10-2017) Kooxda heerka labaad ee ka yaabsatay kooxaha Waa weyn koobka Jenaral Da uud ayaa markale garaacday Naadigii ku Guuleystey Horyaalka Soomaaliya kadib markii ay ka ciribtireen koobka una soo bexeen Finalka.

Jamhuuriya yareey oo ka Cayaarta Horyaalka heerka labaad ayaa kaga badisay Naadiga Dakeddaha Rigoorayaal kadib markii Cayaartii ay dheeleen 90 daqiiqo ku dhamaatay bareejo 0-0 ah iyada oo fursadaha ugu qaalisan Garoonka ay heleen Wiilasha Jamhuuriya.

Goolhayaha Naadiga Jamhuuriya ayaa Noqonaya Geesiga Garoonka kadib markii uu qabtay 2 Rigoore kulankii labaad ee Xiriir ah waxaana Naadiga Jamhuuriya ay Cayaarta Finalka ah ladheeli doonaan Elman Maalinka isniinta ah ee soo socota.

Waa markii koowaad ee Naadi Heerka labaad ah uu Cayaaro Finalka koobka koobabka dalka Soomaaliya ee Jenaral Daa uud waxaana Sanadkaan ay Kooxda Jamhuuriya dooneysaa in ay kor u qaadaan markoodii koowaad koobkaas oo ah mid laga qiimeeyo Gudaha dalkeena.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...