Tuesday, December 12th, 2017

Kooxda Manchester City oo raqiis ku helaysa weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

13-10-2017) Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inay dalab 20 milyan oo ginni ah kula soo wareegto weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez inta lagu jiro suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.

Xilliga xagaaga, City ayaa diyaar u ahayd inay bixiso lacag ka badan 50 milyan oo ginni maadaama uu Sanchez,  qandaraaskiisa Emirates Stadium uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa hore u sheegay in xiddiga heerka caalami ee dalka Chile uu garoomada sii joogi doono heshiiskiisa inta ka dhiman, laakiin tababaraha Gunners ayaa sheegay inay kooxdu furan tahay inay iibiso xiddigooda xilli ciyaareedka 2018ka.

Sida laga soo xigtay The Mirror, City ayaa weli xiiseyneysa suurtogalnimada ay kula soo saxiixan karto Sanchez marka uu furmo suuqa kala iibsiga, laakiin tababaraha kooxda Pep Guardiola ayaan dooneynin inay kooxdiisa bixiso lacag aan ka badnayn 20 milyan oo ginni markii City a.

28 jirkaan ayaa hal gool dhaliyay todobo kulan xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Khilaaf soo kala dhex galay Antonio Conte iyo Alvaro Morata iyo tababarkii ugu dambeeyay ay isugu diyaarinayaan kulanka Huddersfield+SAWIRRO

(12-12-2017) Antoni Conte ayaa safkiisa caawa ee wajahaya Huddersfield ka reebay dhaliyihiisa ugu sarreeya ee Alvaro Morata oo uu ...

Tartanka maamul goboleedyada oo kulan adag galabta dhici doona Puntland oo wajii doonta Hirshabelle

(12-12-2017) Maamul Goboleedyada Puntland iyo Hirshabeele ayaa kulan xiiso badan kuwada yeelan doona Garoonka Banaadir Stadium, kaa uu qeyb ...

Mohamed Salah oo ku guuleystay abaalmarinta laacibka Afrika ee BBC+Sawiro

(12-12-2017) Kadib codeyn aan cadi ahayn, xiddiga Liverpool iyo Xulka Masar Mohamed Salah ayaa ku guuleystay laacib sanadka ...

Maxaa kajira in qolka labiska Garoonka Old Trafford uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Cayaartoyda labada Manchester+Sawiro

(11-12-2017) Kadib markii ay dhamaatay Cayaartii darbiga ahayd ee u dhaxaysey labada kooxood ee kawada dhisan Magaalada Manchester ...

Wixii Ku Cusbaa, Wakhtiga La Ciyaari Doono, Dalalka Kooxuhu Kasoo Jeedaan Iyo Isku-aadka Champions League

(11-12-2017) Isku aadka marxaladda isreeb-reebka ee Champions League ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Nyon, halkaas oo ay kooxuhu iskugu ...

Madaxda Galmudug oo iyaga oo Cadaado jooga daawanayey kulankii Naadigooda. Guuldarana lakulmay

(11-12-2017) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed ducaale Geele iyo ku xigeenadiisa ayaa daawanayey kulankii Guuldarada Xanuunka badan ay ...

FT: Banaadir 3-0 Galmudug

(11-12-2017) Gooool C.majiid Waxaa socda kulan katirsan koobka Ismaamul Goboleedyada kaas oo u dhexeeya Dowlad Goboleedka Galmudug iyo ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Europa League oo lasameeyey

(11-12-2017) Waxaa Goordhow lasameeyey isku Aadka koobka UEFA Europa League.Waxaana loo sameeyey 32 kooxood oo qaarada yurub iyada oo ...

UEFA oo shaacisay 14-kii Ciyaartoy Ee Ugu Wanaagsanaa 2017

(11-12-2017) Xidhiidhka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa soo saaray 14-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa qaaradda Yurub sannadka 2017. UEFA ...

DEG DEG: Isku Aadka koobka UEFA Champions League oo lasameeyey iyo kooxo waa weyn oo isku dhacay

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

LIVE: Isku Aadka koobka Champions League halkaan kala soco

(11-12-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal isku aadka koobka UEFA Champions League wareegiisa 16 ka waxaana isku dhici doona ...

Wax walba oo aad ugu baahantahay isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo+SAWIRRO

(11-12-2017) Taageereyaasha kubada cagta yurub iyo kuwa caalamiga ayaa sugaya inay daawadaan sameynta wareega 16ka Champions League-ga, waxaana lagu ...

Rajada uu Ousmane Dembele in uu dheelo El-Clasico oo sii yaraanaysa balse tababar gooni ah qaadanaya+SAWIRRO

(11-12-2017)Weerar yahanka reer France ee Ousmane Dembele ayaa dib loogu arkay saaka tababarka kooxda Barcelona. 20 jirkaan ayaan cag ...

Jurgen Klopp oo si aan horay looga arag ugu hadlay rigooradii kooxdiisa laga dhigay iyo waxaa uu sameeyay Mane+SAWIRRO

(11-12-2017)Macalinka kooxda  Liverpool ayaa waxaa uu aad u dhaleeceeyay qaabkii kooxdiisa looga dhigay gool ku laad taasi oo ay ...

Macalin Gennaro Gattuso oo AC Milan oo guushii ugu horeysay gaarsiiyay iyo dabaal dag la yaab leh ka dhacay+SAWIRRO

(11-12-2017)AC Milan ayaa guuleysatay guushoodii ugu horeysay ee tababare Gennaro Gattuso ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen ...