Wednesday, October 18th, 2017

Kulamada Xiisaha badan ee Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay dhici doonaan?

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(14-10-2017) Waxaa Sabtigan la dheeli doonaa Cayaarihii ugu xiuisaha badnaa ee Horyaalada ugu Sareeya ee dalalka yurub Waxaanan idiin soo gudbin doonaa Kulmada dhacaya Galabta iyo Caawa oo ah kuwo aad ua adag.

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo saacada Geeska Africa ee uu mid waliba bilaaban doono?

October 14
02:30 Liverpool vs Manchester United
05:00 Burnley vs West Ham United
05:00 Crystal Palace vs Chelsea
05:00 Manchester City vs Stoke City
05:00 Swansea City vs Huddersfield Town
05:00 Tottenham Hotspur vs AFC Bournemouth
07:30 Watford vs Arsenal
————
– Serie A
October 14
07:00 Juventus vs Lazio
09:45 Roma vs SSC Napoli
—————-
October 14
02:00 Athletic Bilbao vs Sevilla
05:15 Getafe vs Real Madrid
07:30 Alaves vs Real Sociedad
09:45 Atletico Madrid vs Barcelona

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

David Luiz Oo Si Dareen Leh Uga Hadlay Qaraxii Lagu Hoobtay Ee Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

(18-10-2017_ Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib ...

FT: Manchester City 2-1 Napoli+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Amadou Diawara Gabriel Jesus Raheem Sterling  Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Manchester City: Ederson; Walker, Stones, Otamendi, Delph; De ...

FT: Real Madrid 1-1 Tottenham+Sawiro

(18-10-2017) Gooool Cristiano Ronaldo Harry Kane Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Real Madrid: Keylor; Achraf, Varane, Ramos, ...

FT: Maribor 0-7 Liverpool+Sawiro

(18-10-2017)Gooool Roberto Firmino Mohamed Salah Mohamed Salah Philippe Coutinho Roberto Firmino Qalinkacayaaraha kala  soco Cayaar walba oo Caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Maribor: Handanovic, Milec, Rajcevic, Suler, Viler, Kramaric, Kabha, ...

Roberto Firmino oo loo diidey in uu soo galo Garoonka kooxda Maribor Sabab?

(17-10-2017) Cayaaryahanka dalka Braziil ee Roberto Firmino ayaa lasheegayaa in loo diidey in uu soo galo Garoonka Naadiga Maribor kadib ...