Sunday, October 22nd, 2017

October waa bishii Cristiano Ronaldo Sabab?

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-10-2017) Xiddiga kooxda kubada cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa kujira xiligii ugu xumaa kadib markii uu Gool u dhalin waayey Naadigiisa 3 kulan oo Xiriir ah Horyaalka La Liga taas oo aan Horay u dhicin tan iyo markii uu ku soo biirey Real Madrid Sanadkii 2009 kii.

Hadaba Cayaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa bishaan aynu kujirno oo ah October waxaa lagu Tilmaamaa in ay tahay bisha uu Goolasha ugu badan u dhaliyo Kooxdiisa tan iyo Markii uu ku soo biirey,

Ronaldo ayaa Xiligiisii koowaad ee Real Madrid bishii October 2010 Waxa uu dhaliyey 4 mar oo min Sadexleey ah halka Sanadihii ku xigey uu marka lagaaro bishaan uu dhalinayey ugu yaraan 7 Gool isaga oo 10 Gool dhaliyey Xili Cayaareedkii 2014/15 bishiisa October.

Goolasha ugu badan October waxa uu Ronaldo ka dhaliyey kooxaha Levante Racing Barcelona, Sevilla, Alaves iyo Athletic Club.hada inta lagu Guda jiro bishaan waxa uu la cayaari doonaa hadii uusan dhaawacmin ama laganaaxin kooxaha kala ah Getafe, Tottenham, Eibar iyo Girona.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Imisa Kulan ayuu AC Milan ka maqnaan doonaa Leonardo Bonucci oo Roose qaatay kulanka Genoa

(22-10-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta AC Milan ee Leonardo Bonucci oo qaatay Calaamada Casaanka ah kulanka ay ladheeleen Genoa ...

Lionel Messi maku qanci doonaa heshiiska la yaabka leh ee Barcelona usoo bandhigtay

(22-10-2017)Gudoomiyaha kooxda Barcelona Oscar Grau ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay isku dayayso inay xirto kiisa Lionel ...

Jurgen Klopp oo durbaba carabka ku dhuftay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka EPL xilli ciyaareedkan

(22-10-2017) Tababaraha Liverpool Juergen Klopp ayaa aaminsan in Premier League-ga xili horeba loo go’aamin karo ku guuleysigiisa xili ciyaareedkan ...

Harry Kane oo macquul ay tahay in uu xagaaga soo socdo aado Spain iyo kooxda uu rabo oo la ogaaday

(22-10-2017) Kooxda horyaalka Spain ee Real Madrid ayaa si wayn u doonaysa saxiixa gool dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka ...

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo ...