Saturday, January 20th, 2018

Xaalada dhaawaca ee Phil Jones oo noqon doonta caqabada ugu adag ee Mourinho

Published on October 22, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(22-10-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa dhibaato ku sheegay ddhaawacyada kooxdiisa kadib arkii uu dhaawac cusub soo gaaray Daafaca Phil Jones kaasi oo  ahaa ciyaaryahankii ugu danbeeyay ee dhaawacma ka dib markii uu dhaawacmay daqiiqadii 23aad kulankii Sabtida ee ay guuldarada ka soo gaartay Huddersfield, iyadoo xiddigii bedelay Victor Lindelof uu buuxin wayay booskiisa.

Jose Mourinho ayaa si cad uga hadlay xaqiiqda ah inuusan ka caban doonin ciyaartoyda dhaawacyada uga maqan, laakiin liiska sii kordhaya ee dhaawacyada iyo inay United u tartameyso seddex koob ayaa ka dhigeysa mid adag inuu aamuso.

Difaac Phil Jones ayaa ah laacibkii ugu dambeeyay ee dhaawacma, waxaana laga saaray 23 daqiiqo markii ay socotay ciyaartii Sabtiga ee 2-1 khasaare ah ay kala kulmeen Huddersfield, iyadoo lagu beddelay Victor Lindelof oo keydka kasoo galay.

Jose Mourinho ayaa horay uga hadlay in ay ooyin aheyd wixii ku dhacay United in kastoo kulamada xiriirka ay kooxdu u geleyso uu dhaliil ka muujiyay.

Halkan ka ogow xiddigaha kale ee dhaawac ama digniinaha dhaawac laga muujiyay

Phil Jones

Paul Pogba

Zlatan Ibrahimovic

Marcos Rojo

Michael Carrick

Marouane Fellaini

Eric Bailly

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Aqriso: Shirkii Jaraa id Jose Mourinho oo uu kaga hadlay Wax yaabo badan oo xiiso leh

(20-1-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United, Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in ay meel fiican marayaan wada-hadallada ay ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(20-1-2018) Galabta iyo Caawa waxaa laga dheeli doonaa qaarada yurub kulamo xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ...

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo lawada shaqeeyey Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

(20-1-2018) Waxaa lagu wadaa in Cayaaryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez uu ku biiro Manchester United waxa uuna noqonayaa kii ...

Cristiano Ronaldo oo lumiyey booskiisa 10 ka Cayaaryahan ee ugu mushaarka badan Kubada cagta?

(19-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lumiyey booskii uu kulahaa Cayaartoyda ugu Mushaarka badan ...

Boqorkii Kubadda Cagta Pele Oo Cusbitaal La Dhigay

(19-1-2018) Halyeygii kubadda cagta Brazil ayaa loola cararay cusbitaal ku yaalla waddanka Brazil gellinkii hore ee Khamiista. 77 jirkan ...

Daawo Sawirada Alexis Sanchez oo ku soo laabtay Tababarka Arsenal

(19-1-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa Markii u horeysey beryahaan ka soo muuqday Tababarka ...

Waqtiga uu Zidane katagi doono Real Madrid oo la ogaadey?

(19-1-2018) Dhibaatooyinka badan ee aan marnaba lasii saadaalinin ee hoosta u dhigay Real Madrid, waxay sabab u noqonayaan ...

Mesut Ozil iyo Jack Wilshere oo dhawaan Saxiixi doona heshiis Cusub

(19-1-2018) Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa u laab qaboojiyey Taageerayaasha Naadigiisa kadib markii uu u sheegay in ...

Jose Mourinho oo War ka soo saaray heshiiska Alexis Sanchez?

(19-1-2018) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uusan weli dhicin heshiiska ...

Chelsea oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay Emerson Palmieri

(19-1-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah lagaartay Cayaaryahanka dalka ...

Layaab! Chelsea oo baadi goobeysa 36 Sano jirka Peter Crouch

(19-1-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa bartilmaameed ka dhigatay gool dhaliyaha duqa ah ee Peter Crouch kaddib markii ...

Wararkii ugu danbeeyey Cayaaryahanda Alexis Sanchez iyo Henrikh Mkhitaryan+Sawiro

(19-1-2018) Cayaaryahanka dalka Chile ee dibad jooga ka ah Arsenal Alexis Sanchez ayaa subixii Jimcaha laga qaaday Sawiro xili ...

Real Madrid Oo Guul Xummad-Jebin Ah Ka Gaadhay Leganes+Sawiro

(19-1-2018) Gool uu dhamaadkii ciyaarta u dhaliyey Marco Asensio ayaa Real Madrid u saamaxay inay guul dirqi ah ...

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...