Monday, November 20th, 2017

Cayaartoyda uu bisha Janaayo iska fasixi doono Jose Mourinho oo la ogaadey?

Published on November 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-11-2017) Macalinka kooxda kubada cagta Man United  Jose Mourinho ayaa loo sheegay in uu xiddigo iibiyo si uu xiddigo u soo iibsado suuqa Janaury xiddiga khadka dhexe ee Marouane Fellaini aya noqon doona xiddiga ugu horeeya ee kooxda ka tagi doona January.

Man United ayaa u baahan in ay dhiig cusub ku soo darto kooxdeeda xilli jooga dheer ee reer Belguim uu kooxda ka tagi doono 7 todobaad kadib.

Wargayska Mirror ayaa sheegaya in Marouane Fellaini uu heshiis Rasmi ah la gaaray kooxda Besiktas si uu ugu biiro sanadka cusub 8 milyan oo euro xilli heshiiskiisu dhacayo xagaaga dambe.

Mana noqon doono xiddiga kaliya ee ka tagi doona kooxda xilli uu Jose Mourinho doonayo in uu kooxda xoojiyo si uu cadaadiska ugu sii hayo Man City.

Tababarahan reer Portugal ayaa todobaadkii ugu dambeeyay premier league ka hor Fasaxa xulalka amaan ugu qubeeyay kadib guuldaradii ka soo gaartay kooxda chelsea.

Hogaamiyaha Manchester United ayaa durba sii calaamadsaday xiddiga ugu horeeya ee uu u dhaqaaqi doono kaas oo ah xiddiga kooxda Shakhtar Donetsk ee Fred.

Cayaaryahanka  khadka dhexe ayaa ah xiddig qaab ciyaareed cajiib ah ku jira ilaa haatan xilli ciyaareedkan laakiin waxa sidoo kale xiiso u qaba dhowr kooxood oo reer yurub ah.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiliga Rasmig ah ee ay bilaaban doonaan Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo lashaaciyey?

(19-11-2017) War goordhow kasoo baxay Wasaarada Dhalinyada iyo isboortiga ee Dowlada Soomaaliya ayaa si cad loogu sheegay waqti ...

Mohamed Salah kuma sii daahi doono Garoonka Anfield Sabab?

(19-11-2017) Kadib bandhiga layaabka leh ee uu Garoonka Anfield ku soo bandhigay dhawaan galka dalka Masar ee Mohamed Salah ayaa ...

Paris Saint-Germain oo soo bandhigatay lacgat ay Mushaar ahaan usiin doonaan Jose Mourinho

(19-11-2017) Kooxda kubada Cagta Paris Saint-Germain ee dalka France ayaa soo bandhigtay lacagta ay Mushaar ahaan u siin doonaan ...

John Stones oo seegi doona kulanka Manchester United

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta Manchester City ee John Stones ayaa lasheegayaa in uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka ...

Goolkii Lorenzo Insigne oo keenay canbaareyn adeega VAR ah iyo muran xoogan oo kataagan

(19-11-2017) Kadib Goolkii uu Xalay AC Milan ka dhaliyey Cayaaryahanka dalka Talyaaniga ee Lorenzo Insigne ayaa waxaa ka dhsahay ...

Sergio Ramos oo qaliin lagu Samayn doono Weji Gashina xiran doona inta ka dhiman Xiligaan

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cgata Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lacadeeyey in qaliin looga samayn doono Sanka ...

OGOW SABABTA RASMIGA AH EE SOOMAALIYA UGU QAYB GALEYN TARTANKA CECAFA 2017 KENYA:

(19-11-2017) Waxaa usbuucan soo baxay jadwalka tartan goboleedka CECAFA 2017kaasi ay ka qayb galaan wadamada bariga iyo bartamaha ...

Chelsea oo Weerar ku qaadaya kooxdiisii hore ee Chelsea kana doonaya Cayaartoy Muhiim ah

(19-11-2017) Tababaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa mar kale doonaya inuu mar kale weeraro kooxdiisii hore ee ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee hal Xili Cayaareed 30 Gool iyo kabadan ka dhalisay Premier League?

( 19-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee hal xili cayaareed 30 Gool ...

‘Libaaxyadu Sida Dadka Uma Bogsadaan, Aniga ayaa Taas Caddaynaya’ – Ibrahimovic Oo Tilmaamay Inuu Yahay Libaax

(19-11-2017) Zlatan Ibrahimovic ayaa ka sheekeeyey sidii uu uga soo kabtay dhaawacii halista ahaa ee bishii April ku ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo Cagta marisay Newcastle

(Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul ka gaartay kulankii xiisaha lahaa ee ay lacayaareen kooxda Newcastle United iyaga ...

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...