Saturday, January 20th, 2018

Hor u Mar: Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya oo Magacaabay Guddi dhanka Waddaniyada ka dhisa Cayaartoyda Xulka Soomaaliya

Published on November 12, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(12-11-2017) Sida muuqata Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya ayaa ku talaabsaday arin Hor u mar ah kadib markii ay maanta magacaabeen Guddi u xilsaaran in ay dhanka Waddaniyada ka dhisaan Xulka Kubada Cagta Soomaaliya oo isku diyaarinaya Cayaaro ay ka qayb geli doonaan dhawaan.

Gudigaan oo ka kooban  5 Xubnood oo 3 kamid ah laga keenay kooxaha iyo 2 laga keenay Xiriirka ayaa loo xilsaaray in ay Cayaartoyda Xulka Soomaaliya ka dhaadhiciyaan sidii ay si Waddaniyad kujirto ugu difaaci lahaayeen Calanka dalkeena marka ay dheelayaan Kulamada dalalka qaarada Africa taas oo keeni karaysa in  uu yimaado isbadal Xulka Soomaaliya ah.

Xiriirka kubada Cagta Soomaaliya ayaa u muuqda mid samaynaya talaabooyin Hor u mar leh oo ay ku doonayaan in lahelo Cayaartoy ay kujirto qiiro Waddaniyadeed oo matala dalkeena Soomaaliya waxaana Guddigaan Maanta lamagacaabay ay wax weyn ku soo kordhin karayaan sidii loo difaaci lahaa sharafta calankeena oo marar badan Guuldarooyin kala soo kulmay Cayaarihii aan banaanka ku soo cayaarnay.

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Aqriso: Shirkii Jaraa id Jose Mourinho oo uu kaga hadlay Wax yaabo badan oo xiiso leh

(20-1-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United, Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in ay meel fiican marayaan wada-hadallada ay ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(20-1-2018) Galabta iyo Caawa waxaa laga dheeli doonaa qaarada yurub kulamo xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ...

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo lawada shaqeeyey Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

(20-1-2018) Waxaa lagu wadaa in Cayaaryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez uu ku biiro Manchester United waxa uuna noqonayaa kii ...

Cristiano Ronaldo oo lumiyey booskiisa 10 ka Cayaaryahan ee ugu mushaarka badan Kubada cagta?

(19-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lumiyey booskii uu kulahaa Cayaartoyda ugu Mushaarka badan ...

Boqorkii Kubadda Cagta Pele Oo Cusbitaal La Dhigay

(19-1-2018) Halyeygii kubadda cagta Brazil ayaa loola cararay cusbitaal ku yaalla waddanka Brazil gellinkii hore ee Khamiista. 77 jirkan ...

Daawo Sawirada Alexis Sanchez oo ku soo laabtay Tababarka Arsenal

(19-1-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa Markii u horeysey beryahaan ka soo muuqday Tababarka ...

Waqtiga uu Zidane katagi doono Real Madrid oo la ogaadey?

(19-1-2018) Dhibaatooyinka badan ee aan marnaba lasii saadaalinin ee hoosta u dhigay Real Madrid, waxay sabab u noqonayaan ...

Mesut Ozil iyo Jack Wilshere oo dhawaan Saxiixi doona heshiis Cusub

(19-1-2018) Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa u laab qaboojiyey Taageerayaasha Naadigiisa kadib markii uu u sheegay in ...

Jose Mourinho oo War ka soo saaray heshiiska Alexis Sanchez?

(19-1-2018) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uusan weli dhicin heshiiska ...

Chelsea oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay Emerson Palmieri

(19-1-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah lagaartay Cayaaryahanka dalka ...

Layaab! Chelsea oo baadi goobeysa 36 Sano jirka Peter Crouch

(19-1-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa bartilmaameed ka dhigatay gool dhaliyaha duqa ah ee Peter Crouch kaddib markii ...

Wararkii ugu danbeeyey Cayaaryahanda Alexis Sanchez iyo Henrikh Mkhitaryan+Sawiro

(19-1-2018) Cayaaryahanka dalka Chile ee dibad jooga ka ah Arsenal Alexis Sanchez ayaa subixii Jimcaha laga qaaday Sawiro xili ...

Real Madrid Oo Guul Xummad-Jebin Ah Ka Gaadhay Leganes+Sawiro

(19-1-2018) Gool uu dhamaadkii ciyaarta u dhaliyey Marco Asensio ayaa Real Madrid u saamaxay inay guul dirqi ah ...

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...