Saturday, January 20th, 2018

Marouane Fellaini oo heshiis hordha c ah la gaaray kooxdii uu janaayo ku biiri lahaa

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(13-11-2017) Manchester United ayaa la rumeysan yahay inay heshiis la gaartay kooxda Turkiga ee Besiktas si ay ula soo wareegto ciyaaryahanka khadka dhexe ee United Marouane Fellaini.

Mirror ayaa sheegeysa in ciyaaryahanka reer Belgium uu u dhaqaaqi doono Turkey 8 milyan ginni bisha Janaayo marka uu qandaraaskiisa haatan ee Old Trafford uu dhaco bisha June.

United ayaa lagu soo waramayaa inay diirada u saaran tahay xiddiga Shakhtar Donestk Fred oo bedel u noqonaya Fellaini, lakiin ciyaaryahanka ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa kooxaha Spain ee Sevilla iyo Valencia.

Kooxda Man United  United ayaa sabtida la ciyaari doonta Newcastle United ka dib markii ay isku dayeen inay seegaan tartanka Champions League oo ay la ciyaarayaan Basel.

Sikastaba taageereyaasha Man United ayaa tabi doona Fellaini kaasi oo xilliagan Old Trafford ka dhaliyay 19 gool 95 kulan uu dheelay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Aqriso: Shirkii Jaraa id Jose Mourinho oo uu kaga hadlay Wax yaabo badan oo xiiso leh

(20-1-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United, Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in ay meel fiican marayaan wada-hadallada ay ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(20-1-2018) Galabta iyo Caawa waxaa laga dheeli doonaa qaarada yurub kulamo xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ...

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo lawada shaqeeyey Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

(20-1-2018) Waxaa lagu wadaa in Cayaaryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez uu ku biiro Manchester United waxa uuna noqonayaa kii ...

Cristiano Ronaldo oo lumiyey booskiisa 10 ka Cayaaryahan ee ugu mushaarka badan Kubada cagta?

(19-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lumiyey booskii uu kulahaa Cayaartoyda ugu Mushaarka badan ...

Boqorkii Kubadda Cagta Pele Oo Cusbitaal La Dhigay

(19-1-2018) Halyeygii kubadda cagta Brazil ayaa loola cararay cusbitaal ku yaalla waddanka Brazil gellinkii hore ee Khamiista. 77 jirkan ...

Daawo Sawirada Alexis Sanchez oo ku soo laabtay Tababarka Arsenal

(19-1-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa Markii u horeysey beryahaan ka soo muuqday Tababarka ...

Waqtiga uu Zidane katagi doono Real Madrid oo la ogaadey?

(19-1-2018) Dhibaatooyinka badan ee aan marnaba lasii saadaalinin ee hoosta u dhigay Real Madrid, waxay sabab u noqonayaan ...

Mesut Ozil iyo Jack Wilshere oo dhawaan Saxiixi doona heshiis Cusub

(19-1-2018) Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa u laab qaboojiyey Taageerayaasha Naadigiisa kadib markii uu u sheegay in ...

Jose Mourinho oo War ka soo saaray heshiiska Alexis Sanchez?

(19-1-2018) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uusan weli dhicin heshiiska ...

Chelsea oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay Emerson Palmieri

(19-1-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ee dalka England ayaa lasheegayaa in ay heshiiska shaqsiga ah lagaartay Cayaaryahanka dalka ...

Layaab! Chelsea oo baadi goobeysa 36 Sano jirka Peter Crouch

(19-1-2018) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa bartilmaameed ka dhigatay gool dhaliyaha duqa ah ee Peter Crouch kaddib markii ...

Wararkii ugu danbeeyey Cayaaryahanda Alexis Sanchez iyo Henrikh Mkhitaryan+Sawiro

(19-1-2018) Cayaaryahanka dalka Chile ee dibad jooga ka ah Arsenal Alexis Sanchez ayaa subixii Jimcaha laga qaaday Sawiro xili ...

Real Madrid Oo Guul Xummad-Jebin Ah Ka Gaadhay Leganes+Sawiro

(19-1-2018) Gool uu dhamaadkii ciyaarta u dhaliyey Marco Asensio ayaa Real Madrid u saamaxay inay guul dirqi ah ...

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...