Saturday, November 18th, 2017

Daafaca Liverpool Nathaniel Clyne oo qaliinkiisa cabsi xoogan laga muujinaayo

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-11-2017) Daafaca kooxda Liverpool  Nathaniel Clyne ayaa waxaa uu mari doonaa qaliin aad looga cabsado taasi oo sababi karto in uu ka fariisto cayaaraha kubadda cagta taasi oo dhaqaatiirtiisa usoo jeediyeen.

Daafacan ayaa waxaa uu  wajahi doonaa muddo 5 bilood ah taasi uu garoomada kasii maqnaado.

Daafacan kooxda Liverpool  ayaa ah dooqeeda koobaad ee Difaaca Midig ayaa dhaawaciisu noqonayaa mid aad u ragaadiyay difaaca kooxda.

Wiilkan oo 26-jir ah ayaa ka mid ah xiddigaha uu aadka u jecelyahay macallinka naadiga Reds.

Iyadoo hadda la sheegayo in uu qalliin kale wajahayo ayaa laacibka lagu magacaabo Clyne wuxuu yahay mid isu diyaarinaya soo kabasho deg-deg ah waqtigaas.

Sikastaba Mar uu hadlayay September ayuu Jurgen Klopp sheegay in xaaladda Clyne ay soo hagaageyso, balse hadda ayuu qalliin kale marayaa laacibku.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...