Saturday, November 18th, 2017

Daawo Sawirada Xulka dal;ka Australia oo u soo baxay koobka aduunka iyo dabaal degyo waa weyn oo ka dhacay Sydney

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-11-2017) Xulka qaranka dalka Australia ayaa xaqiijiyey in ay u soo bexeen koobka aduunka kadib markii ay 3-1 kaga badiyeen dalka Honduras Waxaana Magaalada Sydney ee Caasimada dalkaas ka dhacay dabaal degyo waa weyn oo ay sameeyeen dadweynaha Australia .

Goolasha dalka Australia  uu ku soo baxay waxaa wada dhaliyey Cayaaryahanka kooxda Aston Villa ee lagu Magacaabo Mile Jedinak kaas oo dalkiisa u suurta geliyey in ay Cayaaraan koobka aduunka ee Ruushka lagu qaban doono bartamaha Sanadka 2018.

Kulankaan lutiisii hore ee ka dhacay dalka Honduras ayaa ku dhamaaday bareejo 0-0 ah balse kulanka lugtiisa labaad oo Maanta lagu Cayaaray dalka Australia ayaa Guushu raacday dalkii martida loo ahaa.

Kulankaan oo ka dhacay Garoonka ANZ Stadium.ayaa waxaa goob ka ahaa Taageerayaal Gaaraya 77,000-kuwaas oo biloow ilaa dhamaad wadey sawaxan iyo qaylo markii Cayaartu dhamaatayna dabaal degyo waa weyn ayaa ka dhacay Garoonka iyo Magaalooyinka dalka Australia.

MATCH FACTS AND WORLD CUP PLAY-OFF RESULTS

Australia: Ryan; Wright, Sainsbury, Jurman; Leckie, Jedinak, Milligan (Troisi 88), Behich; Mooy, Rogic (Kruse 71); Cahill (Juric 66).

Subs not used: Degenek, Gersbach, Irvine, Langerak, Luongo, McGowan, Risdon, Rukasvytsya, Vukovic.

Bookings: Jurman, Mooy, Leckie, Sainsbury.

Goals: Jedinak 54, 71 (pen), 85 (pen).

Honduras: Escober; Palacios, Alvarado, M Figueroa; Beckeles, Claros, Acosta, Izaguirre (H Figueroa 42 (Martinez71)); Elis, Lozano, Quioto (Hernandez 73).

Subs not used: Canales, Costly, Crisanto, Garcia, Lanza, Lopez, Martinez, Mejia, Pena.

Bookings: M Figueroa, Claros, Palacios.

Goals: M Figueroa 90 

Switzerland (beat N Ireland 1-0 agg) – Match report

Croatia (beat Greece 4-1 agg) – Match report

Sweden (beat Italy 1-0 agg) – Match report

Denmark (beat ROI 5-1 agg) – Match report

Australia (beat Honduras 3-1 agg)

New Zealand 0-0 Peru*

*Second leg to be played on Wednesday 15 November

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Waakuma bartilmaameedka koowaad ee Manchester United bisha Janaayo?

(18-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa soo saaray Magaca Xiddiga u ah bartilmaameedka koowaad ...

Maxaad jeclaan lahayd in aad ka ogaato kulanka xiisaha badan ee Leicester City iyo Manchester City?

(18-11-2017) Waxaa lacayaari doona Sabtiga kulan xiiso badan oo u dhexeeya Hogaamiye yaasha Horyaalka dalka England iyo Leicester City ...

Falanqeynta kulanka darbiga Waqooyiga London ee u dhexeeya Arsenal iyo Tottenham Hotspur

(18-11-2017) Marka ay jirto Cayaarta loogu magac daray darbiga Waqooyiga London dadka Magaaladaas ku nool intooda badan waxay ...

AC Milan oo soo saartay Cayaartoyda u matali doonta kulanka Napoli

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa soo saaray Cayaartoydiisa u diyaarka ah kulanka ay lacayaari doonaan ...

Zidane Oo Ka Hadlay Khilaafka Ronaldo Iyo Ramos, Kulanka Atletico Madrid, Xaaladda Dhaawaca Iyo Arrinta Modric & Carvajal

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa shaaciyey in aanu jirin khilaaf u dhexeeya ciyaaryahannada ...

Neymar oo Sabab amaan uga guuray Gurigii uu deganaa?

(17-11-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta PSG ee Neymar ayaa lasheegayaa in uu ka Guuray Gurigii uu ka deganaa ...

Hooyada darbiga Madrid yeyse Taageeri doontaa labadeeda wiil oo cadaw isku noqon doona+Sawiro

(17-11-2017) Habeen danbe waxaa kulan adag oo darbi ah uu dhex mari doonaa kooxaha kawada dhisan Caasimada dalka ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan magaca weyn hadana aan weligood Horyaal qaadin?

(17-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee magaca weyn kuleh kubada Cagta ...

Daawo Sawirada Tababarka Manchester United iyo Cayaartoy muhiim ah oo ku soo laabtay

(17-11-2017) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa kujirta diyaar garoowga kulanka xiisaha badan ee ay lacayaari doonaan kooxda ...

Aubameyang Oo Dhaqan xumo darteed Looga Saaray Liiska Kooxda Borussia Dortmund

(17-11-2017) Kooxda Borussia Dortmund ayaan soo safaynin ciyaaryahankooda afka hore uga dheella ee Pierre-Emerick Aubameyang sababo anshax la ...

Xiddig Bisha Premier League oo lasoo saaray yaa ku guulaystay

(17-11-2017) Xiddiga Manchester City Leroy Sane ayaa loo magacaabay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Premier League bishii October, waana ...

Tababareha bisha Premier League oo la shaaciyey waa kee?

(17-11-2017) Tababareha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ku guuleysatay abaal-marinta macallinka bisha, kaddib rikoorkiisii heerka sare ahaa ee ...

CECAFA Challenge Cup 2017 oo Somalia aan ka qayb gali doonin sababta ogow?

(17-11-2017) Tartanka CECAFA Challenge Cup 2017 ayaa waxaa lasoo saary wadamada ka qayb gali doona sanadkan waxaana ka maqan ...

Garoonka cusub Chelsea oo Noqon doona Garoonka ugu Qaalisan Yurub,imisa lacag ayaa ku baxaysa+SAWIRRO

(17-11-2017) Garoonka kooxda Chelsea ayaa ku qarash gareyn doonta dib u hagaajinta iyo dhisme ballaarin lagu sameynayo Stamford ...

Antonio Conte oo markale Go aan ka qaatay David Luiz?

(17-11-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Chelsea Antonio Conte ayaa markale Go aan ka qaatay daafaca dalka Braziil ee ...