Monday, November 20th, 2017

Dalalka ilaa hadda xaqiijiyey in ay Cayaari doonaan koobka aduunka 2018

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-11-2017) Inta badan dalalkii ka qayb geli lahaa koobka aduunka Sanadka 2018 ayaa xaqiijiyey in ay soo bexeen kuwaas oo xiligaan gaaraya 31 Wadan waxaana lasugayaa oo kaliya hal wadan oo 32 ku noqon doona.

Dalka kaliya ee lasugayo ayaa Noqon doona midkood dalalka New Zealand iyo Peru oo kulanka lugta labaad Cayaari doona beri subax waxaana loo samayn isku aad iyada oo ay ka koobnaan doonaan 8 Gruub.

Isku aadka 32 wadan ee soo baxda ayaa lasamayn doonaa marka gaaro 1 da bisha soo socota waxaana uu bilaaban doonaa koobka aduunka 2018 marka lagaaro bisha lixaad 14 keeda.

Dalalka ilaa hada Xaqiijiyey in ay dheeli doonaan koobka aduunka ayaa kala ah.

Europe: Russia (hosts), Belgium, Germany, England, Spain, Poland, Iceland, Serbia, Portugal, France, Switzerland, Croatia, Sweden, Denmark

South America: Brazil, Uruguay, Argentina, Colombia

North America: Mexico, Costa Rica, Panama

Asia: Iran, Japan, South Korea, Saudi Arabia, Australia

Africa: Nigeria, Egypt, Senegal, Morocco, Tunisia

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiliga Rasmig ah ee ay bilaaban doonaan Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo lashaaciyey?

(19-11-2017) War goordhow kasoo baxay Wasaarada Dhalinyada iyo isboortiga ee Dowlada Soomaaliya ayaa si cad loogu sheegay waqti ...

Mohamed Salah kuma sii daahi doono Garoonka Anfield Sabab?

(19-11-2017) Kadib bandhiga layaabka leh ee uu Garoonka Anfield ku soo bandhigay dhawaan galka dalka Masar ee Mohamed Salah ayaa ...

Paris Saint-Germain oo soo bandhigatay lacgat ay Mushaar ahaan usiin doonaan Jose Mourinho

(19-11-2017) Kooxda kubada Cagta Paris Saint-Germain ee dalka France ayaa soo bandhigtay lacagta ay Mushaar ahaan u siin doonaan ...

John Stones oo seegi doona kulanka Manchester United

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cagta Manchester City ee John Stones ayaa lasheegayaa in uu dhaawac kaga maqnaan doono kulanka ...

Goolkii Lorenzo Insigne oo keenay canbaareyn adeega VAR ah iyo muran xoogan oo kataagan

(19-11-2017) Kadib Goolkii uu Xalay AC Milan ka dhaliyey Cayaaryahanka dalka Talyaaniga ee Lorenzo Insigne ayaa waxaa ka dhsahay ...

Sergio Ramos oo qaliin lagu Samayn doono Weji Gashina xiran doona inta ka dhiman Xiligaan

(19-11-2017) Daafaca kooxda kubada Cgata Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa lacadeeyey in qaliin looga samayn doono Sanka ...

OGOW SABABTA RASMIGA AH EE SOOMAALIYA UGU QAYB GALEYN TARTANKA CECAFA 2017 KENYA:

(19-11-2017) Waxaa usbuucan soo baxay jadwalka tartan goboleedka CECAFA 2017kaasi ay ka qayb galaan wadamada bariga iyo bartamaha ...

Chelsea oo Weerar ku qaadaya kooxdiisii hore ee Chelsea kana doonaya Cayaartoy Muhiim ah

(19-11-2017) Tababaraha kooxda Manchester United, Jose Mourinho ayaa mar kale doonaya inuu mar kale weeraro kooxdiisii hore ee ...

Magacyada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee hal Xili Cayaareed 30 Gool iyo kabadan ka dhalisay Premier League?

( 19-11-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Magacyada iyo Sawirada shanta Cayaaryahan ee hal xili cayaareed 30 Gool ...

‘Libaaxyadu Sida Dadka Uma Bogsadaan, Aniga ayaa Taas Caddaynaya’ – Ibrahimovic Oo Tilmaamay Inuu Yahay Libaax

(19-11-2017) Zlatan Ibrahimovic ayaa ka sheekeeyey sidii uu uga soo kabtay dhaawacii halista ahaa ee bishii April ku ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester United oo Cagta marisay Newcastle

(Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul ka gaartay kulankii xiisaha lahaa ee ay lacayaareen kooxda Newcastle United iyaga ...

Safka rasmiga ay ee ay garoonka kusoo geli doonaan Manchester United iyo Newcastle United

(18-11-2017) Waxaa lasoo saaray liiska Cayaartoyda ay Garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee kala ah Manchester ...

FT: Leganes 0-3 Barcelona+Sawiro

(18-11-2017) Goool Paulinho Luis Suarez Luis Suarez Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Leganes: Cuellar, Gabriel, ...

FT: West Bromwich Albion 0-4 Chelsea+Sawiro

(18-11-2017) Goooool Hazard. 2 Alonso Alvaro Morata Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. West Brom: Foster, McAuley, ...

FT: Liverpool 3-0 Southampton

(18-11-2017) Gooool Coutinho, Mohamed Salah Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo Calaamka oo ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Liverpool: Mignolet, Alexander-Arnold, Klavan, Lovren, Moreno, Coutinho, ...