Saturday, January 20th, 2018

Liverpool Iyo Chelsea Oo Isku Khilaafsan Lacagtii Ay Ku Kala Iibsadeen Solanke Sabab?

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(15-11-2017) Kooxaha Horyaalka England ee kala ah Liverpool iyo Chelsea ayaan wali ka heshiinin qadarka lacagtii uu Dominic Solanke ugu wareegay naadiga Liverpool.

Weeraryahankan da’da yar ayaa xagaagii ku biiray Liverpool isagoo ka tegay Chelsea, laakiin waxa aanay labada kooxood si dhab ah uga heshiinin lacagta ay ku kala qaadanayaan, taas oo ay Chelsea ku khasbanaatay inay Liveprool usii fasaxdo maadaama uu dhacayay qandaraaska uu kula jiray.

Solanke oo ahaa xiddigii xulka qaranka England u qaaday koobka adduunka ee 20-jirrada, ayaa waxa uu sameeyey horumar ciyaareed tan iyo markii uu tegay Liverpool, taas oo uu ku mutaystay in lagu daro xulka qaranka oo uu qayb ka noqdo xulka qaranka England, isagoo fursaddiisa helay ciyaartii Brazil.

Isu-geyn, waxa uu Liverpool u ciyaaray toban kulan xili ciyaareedkan, balse waxaan u suurtogelin inuu dhaliyo gool.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Daawo Sawirada Tababarkii Real Madrid oo ay ka muuqdeen Xiddigaha BBC

(21-1-2018) Kooxda kubada cagta Real Madrid iyo Cayaartoyda u cayaarta ayaa sameeyey diyaar garoowgii ugu danbeeyey ee ay ...

DEG DEG: Manchester United oo ku dhawaaqday heshiiska Alexis Sanchez iyo Xiliga uu mari doono Tijaabo Caafimaad?

(20-1-2018) Kooxda kubada cagta Manchester United ayaa ugu danbayn ku dhawaaqday Goordhow in ay soo gaba gabeeyeen heshiiskii ...

Daawo: Manchester United oo dirqi ku badisay iyo Anthony Martial oo fariin u diray Alexis Sanchez?

(20-1-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa Guul dirqi ah ka gaartay kulankii Horyaalka dalka England ee ay ...

Sirta kadanbeysey in Alexis Sanchez ku soo laabto Tababarka Arsenal

(20-1-2018) Cayaaryahanka kooxda Kubada Cagta Arsenal ee ka sii tegaya Naadigiisa Alexis Sanchez ayaa dhawaan ku soo laabtay ...

Wararkii ugu danbeeyey Xaalada Emerick Aubameyang iyo Arsenal

(20-1-2018) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Borussia Dortmund ee Emerick Aubameyang  oo beryahaan lala Xiririnayey kooxda dalka England ee Arsenal ayaa ...

Calaamadaha Alexis Sanchez oo kasoo muuqday Garoonka Emirates Stadium

(20-1-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa Taageerayaasha kooxdiisu ka soo muujiyeen Garoonka Emirates Stadium ...

Daawo: Chelsea oo si xun ugu tumatay Brighton

(20-1-2018) Kooxda kubada Cagta Chelsea ee dalka England ayaa Guul muhiim ah ka Gaartay kulankii xiisaha lahaa ee ...

Eden Hazard oo dhaliyey Gool si qaas ah muhiim ugu ah

(20-1-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea Eden Hazard oo dhaliyey Gool kulankii ay kooxdiisu kubadisay 4-0 ayaa Goolkaas waxa ...

Zinedine Zidane” Majirto Wax Cayaartoy ah oo aan dooneyno bishaan?

(20-1-2018) Macalinka kooxda kubada Cagta Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday in aysan koodiisu dooneyn wax Cayaartoy ...

Bayern Munich Oo Liverpool Iyo Man United Ku Garaacday Heshiiska Leon Goretzka

(20-1-2018) Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayyaa heshiis hordhac ah la gashay laacibka khadka dhexe ee Leon Goretzka  ...

Aqriso: Shirkii Jaraa id Jose Mourinho oo uu kaga hadlay Wax yaabo badan oo xiiso leh

(20-1-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United, Jose Mourinho ayaa xaqiijiyey in ay meel fiican marayaan wada-hadallada ay ...

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(20-1-2018) Galabta iyo Caawa waxaa laga dheeli doonaa qaarada yurub kulamo xiiso badan oo kutirsan Horyaalada kala duwan ...

Magacyada iyo Sawirada 11 Cayaaryahan oo lawada shaqeeyey Jose Mourinho iyo Pep Guardiola

(20-1-2018) Waxaa lagu wadaa in Cayaaryahanka kooxda Arsenal Alexis Sanchez uu ku biiro Manchester United waxa uuna noqonayaa kii ...

Cristiano Ronaldo oo lumiyey booskiisa 10 ka Cayaaryahan ee ugu mushaarka badan Kubada cagta?

(19-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa lumiyey booskii uu kulahaa Cayaartoyda ugu Mushaarka badan ...

Boqorkii Kubadda Cagta Pele Oo Cusbitaal La Dhigay

(19-1-2018) Halyeygii kubadda cagta Brazil ayaa loola cararay cusbitaal ku yaalla waddanka Brazil gellinkii hore ee Khamiista. 77 jirkan ...