Wednesday, February 21st, 2018

Dhamaan kulamada koobka aduunka qaabka loo Cayaari doono Taariikhda iyo Saacada Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

Published on December 1, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(01-12-2017) Kadib markii lasameeyey isku aadka koobka aduunka ee bilaaban doona bisha lixaad Sanadka 2018 ayaa waxaa lasoo saaray Kulamada qaabka ay dalalku u dheeli doonaan Maalmaha iyo saacadaha ay dhici doonaan.

Kulanka ugu horeeya ee koobka aduunka ayaa dhici doona 14 ka bisha lixaad Sanadka soo socda waxaana uu dhex mari doona dalalka Russia vs Saudi Arabia, Waxaa lagu Cayaari doonaan Garoonka Luzhniki Stadium, ee kuyaala Magaalada Moscow,ee Caasimada dalka Ruushka waxaana kulankaas uu bilaaban doonaa Saacada Muqdisho marka ay tahay 5-00 galabnimo.

Dhamaan kulamada dhici doona koobka aduunka 2018?

Saacadaha aad arki doonto mid kasta ku darso 2 Saac waxay noqoneysaa tan geeska Africa.

Group stages

Group A 

June 14, 2018

Match 1: Russia vs Saudi Arabia, Luzhniki Stadium, Moscow, 3pm BST

June 15, 2018 

Match 2: Egypt vs Uruguay, Central Stadium, Yekaterinburg, midday BST

June 19, 2018

Match 17: Russia vs Egypt, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 6pm BST

June 20, 2018 

Match 18: Uruguay vs  Saudi Arabia, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 3pm BST

June 25, 2018 

Match 33: Uruguay vs Russia, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

Match 34: Saudi Arabia vs Egypt, Volgograd Arena, Volgograd, 2pm BST

Group B

June 15, 2018

Match 4: Morocco vs Iran, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 3pm BST

Match 3: Portugal vs Spain, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 6pm BST

June 20, 2018 

Match 19: Portugal Morocco, Luzhniki Stadium, Moscow, midday

Match 20: Iran vs Spain, Kazan Arena, Kazan, 6pm BST

June 25, 2018

Match 35: Iran vs  Portugal, Mordovia Arena, Saransk, 6pm BST

Match 36: Spain vs Morocco, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

Group C

June 16, 2018

Match 5: France vs Australia, Kazan Arena, Kazan, 10am BST

Match 6: Peru vs Denmark, Mordovia Arena, Saransk, 4pm BST

June 21, 2018

Match 21: France vs Peru, Central Stadium, Ekaterinburg midday BST

Match 22: Denmark vs Australia, Cosmos Arena, Samara 3pm BST

June 26, 2018

Match 37: Denmark vs France, Luzhniki Stadium, Moscow 2pm BST

Match 38: Australia vs Peru, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 2pm BST

Group D

June 16, 2018

Match 7: Argentina vs Iceland, Spartak Stadium, Moscow, 1pm BST

Match 8: Croatia vs Nigeria, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 7pm BST

June 21, 2018

Match 23: Argentina vs Croatia, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 6pm, BST

June 22, 2018

Match 24: Nigeria vs Iceland, Volgograd Arena, Volgograd, 3pm BST

June 26, 2018

Match 39: Nigeria v Argentina, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 6pm BST

Match 40: Iceland v Croatia, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 6pm BST

Group E

June 17, 2018

Match 10: Costa Rica vs Serbia, Cosmos Arena, Samara, midday BST

Match 9: Brazil vs Switzerland, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 6pm BST

June 22, 2018

Match 25: Brazil vs Costa Rica, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, midday BST

Match 26: Serbia vs Switzerland, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

June 27, 2018

Match 41: Serbia vs Brazil, Spartak Stadium, Moscow, 6pm BST

Match 42: Switzerland vs Costa Rica, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 6pm BST

Group F

June 17, 2018

Match 11: Germany vs Mexico, Luzhniki Stadium, Moscow, 3pm BST

June 18, 2018

Match 12: Sweden vs South Korea, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, midday BST

June 23, 2018

Match 27: Germany vs Sweden, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 3pm BST

Match 28: South Korea vs Mexico, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 3pm BST

June 27, 2018

Match 43: South Korea vs Germany, Kazan Arena, Kazan, 2pm BST

Match 44: Mexico vs Sweden, Central Stadium, Ekaterinburg, 2pm BST

Group G

June 18, 2018

Match 13: Belgium vs Panama, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 3pm BST

Match 14: Tunisia vs England, Volgograd Arena, Volgograd, 6pm BST

June 23, 2018

Match 29: Belgium vs Tunisia, Spartak Stadium, Moscow, midday BST

June 24, 2018

Match 30: England vs Panama, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, midday BST

June 28, 2018

Match 45: England vs Belgium, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

Match 46: Panama vs Tunisia, Mordovia Arena, Saransk, 6pm BST

Group H

June 19, 2018

Match 15: Poland vs Senegal, Spartak Stadium, Moscow, midday BST

Match 16: Colombia vs Japan, Mordovia Arena, Saransk, 3pm BST

June 24, 2018

Match 32: Japan vs Senegal, Central Stadium, Ekaterinburg, 3pm BST

Match 31: Poland vs Colombia, Kazan Arena, Kazan, 6pm BST

June 28, 2018

Match 47: Japan vs Poland, Volgograd Arena, Volgograd, 2pm BST

Match 48: Senegal vs Colombia, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...

Jose Mourinho oo cadeeyey in uu diyaar yahay Paul Pogba+Sawiro

(21-2-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar yahay Cayaaryahankiisa ...

FT: Chelsea 1-1 Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Goool Messi Willian Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, ...

FT: Bayern Munich 5-0 Besiktas+Sawiro

(21-2-2018) Goool Robert Lewandowski  Thomas Mueller Kingsley Coman Thomas Mueller Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Besiktas Waxaa Calaamada casaanka ah ...

Layaab! Cayaaryahan sixun u garaacay mid ka mid ah ilmaha kubadaha soo qabta+Sawiro

(20-2-2018) Mid ka mid ah Cayaratoyda ka cayaarta Horyaalka dalka Braziil ayaa si arxan daro ah u garaacay ...

DEG DEG: Safka Rasmiga ah ee Kulanka Chelsea iyo Barcelona oo la soo saaray+Sawiro

(20-2-2018) Waxaa lasoo saaray min 11 ka Cayaaryahan ee ay garoonka ku soo bilaabi doonaan Macalinmiinta kooxaha Chelsea ...

Magacyada iyo Sawirada Cayaartoyda dhalisay 5 Tii Hat-Trick ee ugu dhaqsiyaha badnaa Champions League

(20-2-2018) Aqristeyaasheena sharafta lahoow waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo sawirada Cayaartoydii dhalisey shanti sadexleey ee ugu dhaqsiyaha ...

Frank Lampard” Hal cayaaryahan unbaa Joojin karaya Lionel Messi?

(20-2-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda kubada cagta Chelsea Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro hal ...

Guriga Philippe Coutinho oo ladhacay Gaarigiisa iyo Gaarigiisa oo lajiitey+Sawiro

(20-2-2018) Wargeyska Sport oo soo xiganaya ilo ku dhaw laacibka Brazil iyo Barcelona Philippe Coutinho ayaa sheegaya in ...

Kooxda Horseed oo Guul ku xustay Geeridii Taageerihii weynaa ee Xasan Abuukar Cali lana Wareegtay Hogaanka Horyaalka

(20-2-2018) Kooxda Kubada cagta Horseed ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa Guul muhiim ah ka gaartay Cayaartii Horyaalka ...

Eden Hazard Oo Tilmaamay Hal Arin Oo Kooxdiisa Qasab Ku Ah Kulanka Caawa?

(20-2-2018) Cayaariyahanka weerarka uga ciyaara kooxd Chelsea Eden Hazard ayaa aaminsan in kooxdiisa Blues ay dhibaato dhexda ka ...

Lionel Messi Oo Dhibaatada Ugu Badan Ee Heer Kooxeed Ku Qaba Chelsea !

(20-2-2018) Laacibka xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi, ayaa heli doona laba kulan oo fursad ah ...