Wednesday, February 21st, 2018

Daawo Sawirada Wasiirada Isboortiga oo kormeertay Garoonka Banaadir

Published on December 3, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(03-12-2017) Wasiirada Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta soo kormeertay garoonka kubada Cagta Stadium Banaadir ka hor furitaanka cayaaraha kubada cagta maamul gobaleedyada dalka.

Wasiirada ayaa waxaa kormeerkeeda ku wehlinayay ku xigeenkeeda Axmed Cumar Islaw, guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xiriirka kubada cagta dalka, Cali Cabdi Maxamed, agaasimaha guud ee wasaarada Isaaq Xaashi, Xoghayaha guud ee xiriirka Xasan Maxamed maxamuud , Madaxa xafiiska lojistikada ee xiriirka kubada cagta Abuukar Islaw, iyo la taliyaha wasiirka Ibraahim Xuseen Cali (Roombe).

Ujeedada wasiirka iyo wafdigeedu u booqdeen garoonka ayaa ahayd in ay u kuurgasho sida garoonku ugu diyaarsan yahay marti gelinta cayaaraha maamul gobaleedyada dlaka oo ay ka qeyb geli doonaan shan maamul gobaleed iyo gobalka Banaadir.

“Inta badan shqadii dayactirka ee garoonka ka socotay way soo dhamaatay, waxaana jeclahay in bulshada Soomaaliyeed aan la wadaago in cayaaruhu ay bilaaban doonaan xiligii loogu talagalay oo ah 7-da bishan wax dib u dhac ahna ma jiri doono”ayay saxaafada u sheegtay Wasiirada Isboortiga Marwo Khadiija Maxamed diiriye.

“Waxaan fursadan uga faa’iideysanayaa in aan amaan usoo jeediyo xiriirka kubada cagta qaranka Soomaaliyeed howsha weyn ee ay dhabarka saarteen. Waxaan aad ugu rajo weynahay in cayaaruhu si qurux badan ku bilowdaan si qurux badana ku dhamaan doonaan”ayay hdalkeeda sii daba dhigtay Marwo Khadiija Maxamed Diiriye.

“Kooxaha qaarkood waa ay yimaadeen waxaana la dajiyay hoteeladii loogu talagalay , inta harsana ugu dambeyn barri ayay imaan doonaan caasimada”ayay tiri marwo Khadiija Maxamed Diiriye.

Dhanka kale wasiirada ayaa sheegtay in garoonka Banaadir uu dhawaan laba jeer marti geliyay cayaaro xili habeen ah taasoo ahayd tijaabo waxaana ay carrabka ku adkeysay in wasaaradu ay xiriirka kubada cagta dalka ku gacan siin doonto in cayaaraha habeen iyo maalinba si isku mid ah loo dheelo, tasoo ay sheegtay in wasaaradu iminka ku howlan tahay.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...

Jose Mourinho oo cadeeyey in uu diyaar yahay Paul Pogba+Sawiro

(21-2-2018) Macalinka kooxda Kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar yahay Cayaaryahankiisa ...

FT: Chelsea 1-1 Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Goool Messi Willian Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Chelsea: Courtois, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, ...

FT: Bayern Munich 5-0 Besiktas+Sawiro

(21-2-2018) Goool Robert Lewandowski  Thomas Mueller Kingsley Coman Thomas Mueller Qalinkacayaaraha kala soco Cayaar walba oo caalamka ka dhacaysa. Safka labada kooxood. Besiktas Waxaa Calaamada casaanka ah ...

Layaab! Cayaaryahan sixun u garaacay mid ka mid ah ilmaha kubadaha soo qabta+Sawiro

(20-2-2018) Mid ka mid ah Cayaratoyda ka cayaarta Horyaalka dalka Braziil ayaa si arxan daro ah u garaacay ...

DEG DEG: Safka Rasmiga ah ee Kulanka Chelsea iyo Barcelona oo la soo saaray+Sawiro

(20-2-2018) Waxaa lasoo saaray min 11 ka Cayaaryahan ee ay garoonka ku soo bilaabi doonaan Macalinmiinta kooxaha Chelsea ...

Magacyada iyo Sawirada Cayaartoyda dhalisay 5 Tii Hat-Trick ee ugu dhaqsiyaha badnaa Champions League

(20-2-2018) Aqristeyaasheena sharafta lahoow waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo sawirada Cayaartoydii dhalisey shanti sadexleey ee ugu dhaqsiyaha ...

Frank Lampard” Hal cayaaryahan unbaa Joojin karaya Lionel Messi?

(20-2-2018) Cayaaryahankii hore ee kooxda kubada cagta Chelsea Frank Lampard ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro hal ...

Guriga Philippe Coutinho oo ladhacay Gaarigiisa iyo Gaarigiisa oo lajiitey+Sawiro

(20-2-2018) Wargeyska Sport oo soo xiganaya ilo ku dhaw laacibka Brazil iyo Barcelona Philippe Coutinho ayaa sheegaya in ...

Kooxda Horseed oo Guul ku xustay Geeridii Taageerihii weynaa ee Xasan Abuukar Cali lana Wareegtay Hogaanka Horyaalka

(20-2-2018) Kooxda Kubada cagta Horseed ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa Guul muhiim ah ka gaartay Cayaartii Horyaalka ...

Eden Hazard Oo Tilmaamay Hal Arin Oo Kooxdiisa Qasab Ku Ah Kulanka Caawa?

(20-2-2018) Cayaariyahanka weerarka uga ciyaara kooxd Chelsea Eden Hazard ayaa aaminsan in kooxdiisa Blues ay dhibaato dhexda ka ...

Lionel Messi Oo Dhibaatada Ugu Badan Ee Heer Kooxeed Ku Qaba Chelsea !

(20-2-2018) Laacibka xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona Lionel Messi, ayaa heli doona laba kulan oo fursad ah ...