Thursday, December 14th, 2017

Neymar Iyo Ronaldo Oo Ku Dagaallamaya Rikoor Ay Ka Dhigayaan Champions League

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(05-12-2017) Labada xiddig ee Neymar iyo Cristiano Ronaldo ayaa ku dagaallamaya rikoodh cusub oo ay u dhigaan tartanka Champions League wareegga koowaad ee groupyada, kaas oo shantii ciyaarood ee ugu horreysay uu mid walba goolal dhaliyey.

Haddii uu Cristiano Ronaldo gool ama ka badan ka dhaliyo ciyaarta Borussia Dortmund ee toddobaadkan, sidoo kalena uu Neymar kooxdiisa PSG goolal u dhaliyo ciyaarta Bayern Munich, waxay noqon doonaan labadii ciyaartoy ee ugu horreeyey ee taariikhda tartanka Champions League goolal dhaliya lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey.

Laacibka reer Portugal ee Ronaldo ayaa hoggaaminaya gool-dhalinta horyaalka isagoo dhaliyey siddeed gool shan ciyaarood oo uu saftay, halka uu ciyaartoyga dunida ugu qaalisan ee Neymar uu dhaliyey lix gool.

Neymar waxa uu ka caawiyey kooxdiisa PSG inay rikoodh cusub u dhigto Champions League, waxaanay shantii ciyaarood ee ugu horreeyey dhalisay 24 gool.

Goolashii ugu badnaa ee laga dhaliyey Champions League heerka groupyada

Lionel Messi 60 gool

Cristiano Ronaldo 59 gool

Karim Benzema 40 gool

Zlatan Ibrahimovic 32 gool

Raul González 29 gool

Edinson Cavani 26 gool

Sergio Aguero 25 gool

Didier Drogba 25 gool

Robert Lewandowski 25 gool

Ruud van Nistelrooy 25 gool

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Ronaldinho Oo Ku biiraya Siyaasadda, Kana Qayb-gelaya Doorashada Dalka Brazil

(14-12-2017) Cayaaryahankii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Barcelona ee Ronaldinho ayaa la sheegay inuu ka baxayo xirfadda ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Todobaadkii 17 aad ee Horyaalka Premier League

(14-12-2017) Horyaalka dalka England ayaa lacaayaray Todobaadkii 17 aad Talaadadii iyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaana lasoo saaray Magacyada ...

Cayaar dhiig ku daatay oo ka dhacday mid ka mid ah dalalka yurub+Sawiro

(14-12-2017) Cayaarta Kubada Cagta oo ka mid ah Cayaaraha loogu jecelyahay caalamka oo dhan ayaa mararka qaar waxaa ...

Cayaaryahan Bartilmaameed u ah Manchester United oo sheegay in xiligii ugu danbeeyey uu u dheelayo kooxdiisa

(14-12-2017) Mid ka mid ah Cayaartoyda bartilmaameedka koowaad u ah Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in uu ...

‘Mararka qaarkood xiddiguhu ma Sameeyaan koox wanaagsan’ – Rakitic oo Farriin U Diray Neymar

(14-12-2017) Barcelona waxay wali buuxin kari la’dahay booskii uu banneeyey Neymar oo xagaagii lacag badan ugu wareegay PSG, ...

Cristiano Ronaldo oo ka Xanaaqay Taageerayaal ku heesayey magaca Messi kulankii Club World Cup

(14-12-2017) Xiddiga kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xanaaq ka muujiyey hadalo ay ku hadaaqayeen Taageerayaal ...

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...