Thursday, February 22nd, 2018

Sergio Aguero oo seegi doona Kulanka Manchester Darbi?

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(05-12-2017) Weeraryahanka kooxda kubada Cagta Manchester City ee Sergio Aguero ayaa lasheegayaa in uu seegi doono kulanka Xiisaha badan ee ay 10 ka bishaan lacayaari doonaan Naadiga ay xafiiltamaan ee Manchester United.

Wargeyska Daly Mail ayaa daabacay in Macalinka Manchester City Pep Guardiola uu qaadan doono Go aan ah in uusan Cayaarta darbiga ah ku soo bilaabin Weeraryahanka dalka Argentina ee Sergio Aguero kaas oo uusan ku qancin qaab Cayaareedkiisa 4 kulan oo Xiriir ah oo uu ku soo bilaabay.

Sergio Aguero ayaa Waxa uu ka doorbidi doonaa Guardiola Weeraryahanka da.da yar ee dalka Braziil Gabriel Jesus.kaas oo Wax weyn ku soo kordhiyey Markii uu badal ku soo galay kulankii ugu danbeeyey ee ay dirqiga kaga badiyeen West Ham United Todobaadkaan waxaana lagu abaal marin doonaa in lagu soo bilaabo Cayaarta adag ee Old Trafford ka dhacaysa 10 ka bishaan.

Aguero ayaa afar Cayaarood oo lagu soo bilaabay kulamadii ugu danbeeyey ee ay manchester City Cayaarto waxa uu dhaliyey 1 Gool oo kaliya taas ayaana keeneysa in ugu yaraan uu kursiga keydka ka galo Cayaarta manchester darbi.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jamaahiirta Manchester United oo dalbaday in Ganaax adag lasaaro Pep Guardiola?

(22-2-2018) Jamaahiirta kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa aaminasan in Pep Guardiola uu u qalmo ganaax kadib ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii Sevilla iyo Manchester United?

(22-2-2018) Kadib markii ay dhamaatay cayaartii Xiisaha badanayd ee Xalay dhe martay kooxaha Sevilla iyo Manchester United ayuaa ...

Jose Mourinho oo ka yaabsaday Wariye Su aal ka weydiiyey qaab cayaareedkii McTominay kulankii Sevilla kadib!+Sawiro

(22-2-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka yaabiyey Wariye u shaqeeya BT Sports oo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo soo degtay kaalinta 3 aad Horyaalka La Liga

(22-2-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii horay ugu baaqday ee Horyaalka dalka Spain ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada David de Gea oo bad baadiyey Manchester United

(22-2-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa ka bad baaday Guuladro ay kala kulmi lahayd ...

James Rodriguez Iyo Pepe Oo Dib Ugu Midoobay Alianz Arena

(21-2-2018) Kulankii xalayto dhex maray kooxaha Besiktas iyo Bayern Munich ayaa wuxuu kulmiyay ciyaartooy horay kaga soo wada ...

Daawo: Liverpool oo Maanta sixun u Garaacday Manchester United

(21-2-208) Kooxda Kubada cagta Liverpool ayaa Guul ka gaartay kulan xiiso badnaa oo ay Galabta ladheeleen Naadiga ay ...

Paul Pogba oo laxaqiijiyey in uu Kursiga keydka ku soo bilaaban doono Kulanka Sevilla

(21-2-208) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Kooda Manchester United ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka France ee Paul ...

Thierry Henry Oo Fariin U Diray Laacibka Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

(21-2-2018) Hadii xidigii hore ee Barcelona Neymar uu caasimada France ugu guuray in uu ka baxo hooska Lionel ...

Wiil uu dhalay Didier Drogba oo heshiis lagaaray kooxda?

(21-2-2018) Cayaaryahan da.yar oo uu dhalay Weeraryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Chelsea Didier Drogba'ayaa lasheegayaa in uu ...

Zinedine Zidane Oo Ronaldo Ka Saaray Xidigaha Wajihi Doona Leganes

(21-2-2018) Tabababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa qorsheynaya in uu nasiyo ciyaariyahan Cristiano Ronaldo kulanka caawa ay ...

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...